Afdheer - afdheer.com

General Information:

Latest News:

Wariye Cowke iyo DDS Itoobiya + VIDEO 27 Aug 2013 | 12:45 pm

Waa VIDEO macluumaad badan ku dhax jiraan waxaad kaga bogan kartaan barashada Jigjiga xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ama Ogaden regions. {youtube}ShVRiLWtsg4&feature{/youtube} FG- VIDE...

Shabaab iyo gobolka Bakool. 27 Aug 2013 | 11:23 am

Ceelbarde (Afdheer) Shalay subaxnimadii ayey shabaab si nabadgaliyo ah kula wareegeen qurac-joome oo ka tirsan degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool kadib markii ay ka tageen ciidamo ay leeyihiin dowlad...

Ku-xigeenka madaxweynaha Puntland oo booqanaya Taleex . 27 Aug 2013 | 11:13 am

Madaxweyne xogeenka Puntland ayaa uga mahadceliyey sida ay reer Taleex uygu soo dhaweeyeen deegaankaas, wuxuuna sheegay in ay safarkooda ugu magac dareen safarka nabadda iyo isdhaxgalka isagoo intaas ...

President Kenyatta makes final stop in Dubai, eyes trade deals 26 Aug 2013 | 02:37 pm

President Uhuru Kenyatta and First lady Margaret Kenyatta are received by senior Chinese Government officials on arrival at Beijing capital International Airport, China. The President and First Lady a...

International communitee oo la wareegay shirka Adhis Ababa. 26 Aug 2013 | 02:19 pm

Adhis Ababa (Afdheer) Wiig shir u socday reer Muqdisho iyo reer Kismaayo ayaa laga gaari waayey wax natiijo ah waxaana la sheegayaa inay la wareegeen korjoogayaashii ama dhaxdhaxaadiyeyaashii shirka s...

Madaxweynaha DDS Itoobiya oo ku sugan Adhis Ababa. 26 Aug 2013 | 02:06 pm

Adhis Ababa (Afdheer) Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar ayaa safar gaaban ku jooga Adhis Ababa wuxuuna u yimid sida ay sheegayaan ilo ku dhow dhow inuu ka qe...

Doorashadii Jaaliyadda Jubaland Norge 25/08/2013 26 Aug 2013 | 02:01 pm

Shir ay isugu yimaadeen Jaaliyada Jubaland Norway oo ka dhacay Oslo gaar ahaan xaafada Grönland; Motfeldts gate 6B, 0187 galabta 17:00-20:00 ayaa lagu doortay maamulka Jaaliyadda Jubaland ee dalka Nor...

KIsmaayo iyo aragtida shirka Adhis Ababa. 25 Aug 2013 | 11:50 pm

Kismaayo (Afdheer) Hadal heynta ugu badan Kismaayo maalmahan waa shirka Adhis Ababa waxaana jira haddalo ay ku muujinayaan dadku sida ay u arkaan shirkaas oo ay ku tilmaameen mid natiijo u ah guulihii...

Soomaaliya oo ku heshiisay shirkii Adhis Ababa 25 Aug 2013 | 03:23 pm

Adhis Ababa (Afdheer) Dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedka Jubaland waxaa Adhis Ababa uga socday kulan ay IGAD hormuud ka aheyd oo lagu dhaxdhaxaadinayey waxaana la xaqiij...

Wararkii ugu dambeeyey shirka Adhis Ababa. 24 Aug 2013 | 03:51 pm

Shirka Adhis Ababa uga socda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Jubaland ayaa maraya meel gabo-gabo ah waxana shalay galab la isla gaaray heshiis rasmi ah oo ay goob joog ka ah...

Recently parsed news:

Recent searches: