Allssc - allssc.com - Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Latest News:

Imaanshaha C/samed Cali Shire P/land waxba u tarimaayo KHaatumona waxba mayeeli karo 27 Aug 2013 | 09:03 pm

Waxaan dhammaan dadka reer Khaatumo ee xalaasha ah u bayaaminayaa sababta keliya ee uu u yimid C/samed Cali Shire Caasimada Maamulka Khaatumo ee Taleex inay tahay maadaama maamulkii PL ee isaga iyo Fa...

Xassan Culusow Iyo Sida Uu Rabo Inuu U Maamulo Ka Qayb Galka Shirka New Deal Ee Lagu Qaban Doono Brussels (Warbixin Sugan). 27 Aug 2013 | 06:22 pm

Muqdisho(Allssc): New Deal Process’ka ayaa waxaa dajiyay deeq-bixiyeyaasha gaar ahaan wadamada ku bahoobay G7  waxaana loogu talagalay in lagu caawiyo wadanka Soomaaliya ay colaadaha  ragaadiyeen. Wa...

Qoys SKoonfur Afrikan Ah Oo Ka Kooban 7 Qof Oo Qaatay Diinta Islamka (Daawo Maqal Muuqaal). 27 Aug 2013 | 05:39 pm

Johnasberg(Allssc): Qoys South African ah oo ka kooban 7 Ruux aya aQaatay Diinta Islamka ka dib markii ruux Muslim ah uu u bandhigay wanaaga Diinta Islamka. Aabaha Qoyskan aya agarowsaday in uusan jir...

Daawo Muqaal Shiikh Mohamed Cabdi Umal Oo Ay Culimo Kale Ay Sheegeen In Uu Qalad Ka Galay 27 Aug 2013 | 11:27 am

Waxaa Waqtiyadaan dambe Shacabka Soomaaliyeed ay Hadal  Hayeen in Xarumo lagu Faafiyo Mad-Habta Shiicada laga furey Magaalada Muqdisho waxaana  Warkaan uu ka soo yeerey Mid ka mid ah Culimada Soomaali...

Daawo Muqaal Sida Darawalka Xariifka Ah Uu Uga Dhexbaxay Jaamka 27 Aug 2013 | 10:52 am

Darawalada qaar ayaa qatar wayn is galiya marka ay doonayaan in ay wadada Jaam-ka ah ka dhex dusaan sida darawalkan Muuqaalkiisa lagu duubay Wado ka mid ah magaalada Cape Town Ee Dalka South Africa. ...

Xarakada Shabaab Oo Ka Hadashay Xaalada Dalka Soomaaliya Iyo Sanad kadib Doorashadii Xasan Shiikh 27 Aug 2013 | 10:36 am

Xarakada Shabaab ayaa ka warbixisay xaaladda guud ee uu marayo dalka Soomaaliy. Afhayeenka xarakada Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere oo wareysi muhiim ah siiyay Idaacadda isla...

Maqaal: Ma Abaal Gudkii Shacabka Khaatumo State Ayaa Sidaas Noqday? … 27 Aug 2013 | 04:41 am

Tan iyo bishii Janaayo ee sanadkii 2012 oo ahayd goortii berdihii Baraksynaa ee Taleex looga dhawaaqay maamulka Khaatumo State , waxaa halkaas galay tacab lixaadleh oo shacabka reer Khaatumo guud ahaa...

Wadahadaladii Dowlada Xassan Culusow Iyo Dowlad Goboleedka Jubaland Oo Fashil Qarka U Saaran iyo Adan Madoobe Oo Saaka Diyaarada Ku Qoran 27 Aug 2013 | 04:27 am

Addis Ababa(Allssc):  Wararkii ugu dambeeyey ee  wadahadalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in wadahadaladii ay burbur qarka usaaran yihiin kadib markii ergooyinkii labada dhinac ay ku heshiin waayeen qo...

Madaxweyne Indha-sheel Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Isutaga Imaradka Carabta (Daawo Sawiro) 26 Aug 2013 | 11:13 pm

Nairobi(Allssc): Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Nairobi Dalka Kenya Ka Ambabaxay Madax waynaha Maamulka Khaatumo Mudane Maxamed yuusuf jaamac Indha Sheel Oo kamid Ah Golaha Madax tooya...

Deg Deg: Cuqaasha Iyo Waxgaradka Taleex Oo Canbaareeyay C/raxman Faroole Iyo Kooxdiisa Ugana Digay Fadqalalo Ay Garoowe kasoo Abaabulaan (Daawo Maqal ... 26 Aug 2013 | 08:33 am

Taleex(Allssc): Cuqaasha iyo Waxgaradka Magaalada taleex ayaa si weyn u canbaareeyay C/raxman faroole iyo kooxdisia qaswadayaasha ah iyaga oo uga digay in ay Deegaanka wax dhibaateeya ka abaabulaan. W...

Recently parsed news:

Recent searches: