Awdalpress - awdalpress.com - Awdalpress.com

Latest News:

Daawo: G/xigeenka 1aad ee Xisbiga WADANI oo dhaliilay nidaamka maamul ee Xukuumada Siilaanyo, Isla markaana sheegay in cadaadis lagu hayo dekeda Sayla... 27 Aug 2013 | 05:46 pm

Daawo:G/xigeenka 1aad ee Xisbiga WADANI oo dhaliilay nidaamka maamul ee Xukuumada Siilaanyo, Isla markaana sheegay in cadaadis lagu hayo dekeda Saylac iyo in dadwaynaha safarka ah lagu dhibaateeyo Xaf...

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo maanta ka Duulay Magaalada Garoowe iyagoo ku wajahan Nairobi 26 Aug 2013 | 08:16 pm

Awdalpress – Garoowe – Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) iyo wefdi uu horkacayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe. Wefdiga madaxweynaha ayaa ku wa...

Shirkad Kaluumaysi oo la yidhaa Pontus Marine Ltd. Oo ay ku bahoobeen muwaaddiin Ingiriis ah iyo dad ka mid ah Qurba joogga Somaliland ee dalka UK. 26 Aug 2013 | 03:24 pm

Awdalpress – Hargeysa – 25/08/13 – Maareeyaha guud ee shirkaddaa pontus Marine LTD oo magaciisa la yidhaa Ahmed Abokor Abdillaahi waxa uu warbaahinta siiyey war ku saabasan arrintaa, isaga oo hadlayan...

Hambalyo dhalasho oo loo dirayo Jaamac Daahir Cilmi iyo Marwadiisa Bahja Aw Barkhad oo wiil ugu dhashay dalka Ingiriiska. 26 Aug 2013 | 03:43 am

Dhammaanba asxaabta hoos ku qorani waxa ay hambalyo iyo bogaadin farxadeed u dirayaan Jamac Dahir Elmi iyo Marwadiisa Bahja Aw Barkhad oo usbuucan uu wiil ugu dhashay dalka Ingiriiska gobolka Bedfords...

An ku raaxaysanno heestan ay daran doorriyayaan hoobalka codka macaan leh ee Faarax Murtiile iyo fannaanadda codka baxsan ee Farxiya Fiska. 25 Aug 2013 | 06:04 am

Fanka oo weliba heesaha ahi waa waxyaalka dhaguhu ku raaxaystaan ee bani’aadamku isku raacay in wakhtiyada aad firaaqaha tahay la dhegeysto….haddee anigu kama daalo in aan dhageysto. Oo waxan aamminsa...

Qaybtii 8aad: Socdaalkaygii Addis, Jig Jiga, Aw Barre, Borama iyo Hargeysa. 24 Aug 2013 | 11:59 pm

Maanta oo aan weli ku jiro toddobaadkii koowaad waxan u baxnay magaalada Dilla oo sida aan idiin sheegay aan soo booqanayo qayb ka tirsan familigayga iyo annaga oo ka qayb galayna xafladda dugsiga Sar...

Raysul wasaaraha Japan Shinzo Abe oo lagu wado inuu booqdo dalka Jabuuti 24 Aug 2013 | 10:55 pm

Awdalpress(Djoubti) 24 Aug, 13–Raysul wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa lagu wadaa inuu booqdo dalka Jabuuti, si uu madaxda dalkaas ugala hadlo xiriirkooda iskaashi ee ku wajahan dagaalka lagula jiro ko...

Talyaaniga oo badbaadiyay 200 oo muhaajiriin ah 24 Aug 2013 | 10:48 pm

Awdalpress(Roma) 24 Aug, 13–Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa maanta badbaadiyay in ka badan 200 oo muhaajiriin Soomaali u badan ah, kuwaas oo saarnaa doonyo baco ka sameysan, sida ay ku warramay...

Weriye Abdillaahi Xaaji oo madaxa dhiig kaga furmay, kuna jira cusbataal ku yaalla Ingiriiska. 24 Aug 2013 | 10:26 pm

Awdalpress – London – 24/08/13 -Weriye Abdillaahi Haji Abdi, oo ay dadku u yaqaanneen Abdilaahi Xaaji muddo dheerna ka shaqaynayey laanta afka Somaliga ee BBC London ayaa la dhigay cusbataal ku yaalla...

PROFESSOR SAMATAR IS A MAN WHO IS LOOKING FOR AN OPPORTUNITY WHERE THERE IS NONE? 24 Aug 2013 | 07:28 pm

I am writing in response to a writing in the title…Professor Samatar: Ready to build a nation by Jafar M, on harowo. com, August 23. Ahmed’s  dwindles from Mogadishu to Hargeisa is a true character of...

Related Keywords:

awdalpress, awdal, cilmi iyo hodan, the legend of da guule, baaq painter, ugala formation, andrew mitchell bouncing off rocks, yusuf ibrahim, lead by inspiration, 10 may somaliland 2011

Recently parsed news:

Recent searches: