Bartamaha - bartamaha.com - Bartamaha

Latest News:

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Beledweyne oo qarax lala beegsaday 27 Aug 2013 | 06:16 pm

Qarax Khsaaro geystay ayaa duhurnimadii maanta Ciidamada Itoobiya waxaa lagula eegtay bartamaha Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Qaraxani oo ahaa sida la sheegay miinada nuuca dhulka la...

Dagaal culus oo ciidamada Kenya iyo kooxda Alshabaab ku dhexmaray gobolka Gedo 27 Aug 2013 | 06:09 pm

Ciidamada Kenya iyo kuwa Al Shabaab ayaa maanta Dagaal Qasaaro xoogan geystay sida la sheegay waxa uu ku dhexmaray Degaanka Faxfaxdhuun , Duleedka Degamada Baardheere ee Gobolka Gedo. Goobjoogayaal la...

Jen. Dhegabadan oo ku baaqay in la maxkamadeeyo askartii ka dambeysay dilka taliyihii guutada 2aad 26 Aug 2013 | 05:47 pm

Abaanduulihii hore ee ciidamada milateriga dowlada Somalia Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhega-badan) ayaa ugu baaqay dowlada Somalia iney maxkamad horkeento raggii dilay Taliyihii guutada 2aad ee ciida...

Xiisad ka taagan Taleex kadib markii uu halkaa gaaray madaxweyne ku xigeenka Puntlnad 26 Aug 2013 | 05:41 pm

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland Cabdi Samad Cali Shire ayaa maanta gaaray degmada Taleex ee Gobolka Sool, halkaasoo ka mid ah deegaanada uu ka arimiyo Maamulka Khaatumo, iyadoo laga soo sheega...

Madaxweynaha Puntland oo la filayo inuu maanta Nairobi soo gaaro 26 Aug 2013 | 05:34 pm

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa la filayaa inuu maanta soo gaaro magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya. Waxaana madaxweynaha uu markii uu kasoo duula...

Soomaaliya oo dub u furaysa shirkadii Somali Airlines 22 sanadood kadib 26 Aug 2013 | 05:27 pm

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay heshay illaa afar diyaaradood oo ay ku howl-gelineyso shirkadii diyaaradaha Soomaaliyeed ee Somali Airline, kaddib muddo 22-sano ah, taasoo ku aadi doonta dalal...

Dawlada Soomaaliya oo ka codsatay shacabka inay kala shaqeeyaan amniga dalka 26 Aug 2013 | 05:19 pm

Wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbatay shacabka iyo warbaahinta Soomaaliyeed iney kala shaqeeyaan sugidda amniga dalka,wasiir ku xigeenka wasaar...

Geerida ku timid Xusseen Samatar oo ay ka murugoodeen Soomaalida Maraykanka 26 Aug 2013 | 05:13 pm

Xuseen Samatar, ahaa shaqsigii ugu horreeyey oo Soomaali ah oo loo doorto in uu xubin ka noqdo guddiga maamula iskuullada waxbarashada magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa shalay galinkii...

Dagaallo khasaaro gaystay oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Bakool 26 Aug 2013 | 04:58 pm

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al Shabaab ayaa Dagaal Qasaaro geystay waxa uu saakay ku dhexmaray Degaano ka tirsan Gobolka Bakool. Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii Dagaa...

Madaxweynaha Kenya oo loo gudbinayo Warbixino la xariira Dilkii Shekh Caboud Rogo 26 Aug 2013 | 04:54 pm

Kooxdii gaarka ahayd ee loo saaray Baaritaanka dilkii loo gaystay  Sheekh Cabuud Rogo ayaa lagu wadaa in warbixintii natiijadii baaritaankooda ay ku wareejiyaan madaxwayne Dalka Kenay Uhuru Kenyatta ....

Related Keywords:

somali news, bartamaha, moussa koussa, bartamaha online, youtuube somali, youtube somali, new somali film, hosni mubarak whereabouts, dhax cat, hennepin county no proof of insurance

Recently parsed news:

Recent searches: