Cammaara - cammaara.ca

General Information:

Latest News:

3 Qof Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Miyiga Deeganka Qeydara Ee Gobolka Mudug 27 Aug 2013 | 06:51 am

    Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay labo kalena waa ku dhaawacmeen weerar kooxo hubaysan ay shalay gelinkii dambe ku qaadeen deegaanka Qaydarre

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Qabanayso Shirweyne Looga Hadlayo Arrimo Ay Doorashooyinku Ka Mid Yihiin 27 Aug 2013 | 06:43 am

        Iyadoo 10-ka bisha September ay ku beegan tahay markii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxay sidoo kale u buuxsameysa sanad Dowladda uu hogaamiyo

Gole Cusub Oo La Magac Baxay Golaha Amniga Qaranka Oo uu Maanta Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Dhawaaqey 26 Aug 2013 | 07:43 pm

    Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay golaha amniga qaranka Soomaaliyeed. Golaha amniga qaranka Soomaaliyeed waxaa shir

Dhagayso: Beesha Hawiye “Hawiye ayaa laga arkay in Axmed Madoobe la Tuugo, Xasan Daahirna Xasbi ku jiro” Topnews 26 Aug 2013 | 05:29 pm

    Shir Jaraa’id oo maanta ku  qabtay gudaha magaalada   Muqdisho Malaaq Cali   Malaaq Showri ayuu uga  hadlay arimaha Cakiran eeka taagan dalka gaar ahaan  xariga Sheekh

Dagaalo Beelood Ka Qarxay Deeganka Deefoow Ee Gobolka Hiiraan 26 Aug 2013 | 12:46 pm

       Wararka  naga soo  gaaraya   masuuliyinta gobolka hiiraan  ayaa waxee  sheegayan in deeganka  deefow  oo  ka tirsan  gobolka hiiraan in halka  ka dhacay  dagaalo beelod oo  

S/Gaas Dhego-Badan oo Muddo kadib Hadlay, Muxuu ka waramay? (Dhegaysi) 26 Aug 2013 | 03:32 am

    Kadib markii ay soo baxday maalin ka hor geerida Cali Guure Afdhuub oo ahaa Taliyihii guutada labaad ee ciidanka xoogda dalka Soomaaliya oo La Sheegay

Wareysi Gaar Ah Gudoomiyaha Prof Jawaari Oo Sir Badan Qarxiyay (_Daawo_Video_) 26 Aug 2013 | 03:07 am

            Wareysi Gaar Ah Gudoomiyaha  Prof Jawaari  Oo Sir  Badan Qarxiyay  (_Daawo_Video_)        More Info Coming SoonAden79@gmail.comXaFiiska.cammaara.comSahal114@hotmail.comAbdullahi_h@hotmail....

Tascida:Hussein Samatar 8/25/2013 Ku Geeryooday Magaalada Minneapolis 25 Aug 2013 | 06:04 pm

        Bahda Cammaara waxaan halkaan tacsi ogadirayaa dhamaan ummada somaliyeed oo dhan gaar ahaan xaaskiisa, caruurtiisa iyo dhamaan reer garabyare ilaahey marxuumka ha'unaxariisto janadii fardowsa ...

Recently parsed news:

Recent searches: