Galgalanews - galgalanews.com

General Information:

Latest News:

Gen Cabdisamad oo Taleex Cod ka Raadinaya DHEGAYSO 26 Aug 2013 | 05:49 pm

Taleex:(GalGalanews) Madaxwayne ku Xigaanka PL Gen C/samad Cali Shire ayaa tegay Taleex oo Horay ay Caasimad uga dhigteen Maamulka Khaatumo,Waftiga Madaxwaynaha waxa la socday Xubno ka mid ah Baarlama...

Puntland 75- Arday oo Waxbarasho Loogu Deeqay Jigjiga 26 Aug 2013 | 05:36 pm

Jigjiga:(GalGalanews) Dowlad Deegaanka Somalida ee Ethiopia waxa Xaruntooda Jigjiga ku Sugan Wafti Wasiiro iyo Isimo ah oo uu Hogaaminayo Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha PL,Cabdiweli indha Guran, Gudo...

“Dr Faroole Mar Labaad Madaxtinimo ayaan Rabaa”DHEGAYSO 26 Aug 2013 | 05:21 pm

Garoowe:(GalGalanews Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 26 Aug, 2013 u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxana wehelinayay wasiirka arrima...

Raali gelin warar kabaxay Galgala News Agency 26 Aug 2013 | 12:31 pm

Warbaahinta Caalamiga ah ee Galgala News Agency (GNA) waxay raaligelin kabixinaysaa warar websita kabaxay kuwaasi oo  kusaabsanaa arimaha dhaqanka iyo safar  ayIsimo iyo madax dhaqameed uu hogaaminayo...

Hambalyo:-Dhalasho Nuur M.Jama iyo Deeqa Shabeelle/Minneapolis 26 Aug 2013 | 08:38 am

Hambalyo Hambalyo Waxaan Halkan Tahniday Dhasho Uga Diraynaa Mudane Nuur Mohamed jama iyo Marwo Degha Shabbeleh Oo  Gabadhi Ugu Dhalatay Magalada Minneapolis Anaga Oo ah famaliga Waxaanu Si Kal iyo La...

Columbus:- Center for Somali American Engagement oo la Casumay +Sawiro 26 Aug 2013 | 12:40 am

Waxaa maaanta magaalada magaalada Columbus, ee  gobolkaOhio, lagu soo casumay Ururka  Center for Somali American Engagement  quraac  ama (Leadership Breakfast ) waxaa soo diyaariyey  Senator Tavares’ ...

Hooyada Dhashay Wiilkii Muqdisho Lagu Dilay Oo Fariin U Dirtay Madaxwaynaha Soomaaliya 25 Aug 2013 | 07:32 pm

Stockholm (Galgalanews) – Hooyada dhashay Cabdiraxiim Muxayadiin Xaaji Xassan oo ah Wiil Soomaaliyeed oo toddobaadkan lagu dilay Magaalada Muqdisho oo ay dalka Sweden ka wada yimaadeen Haweenay reer S...

Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyay +Sawiro 25 Aug 2013 | 06:28 pm

Isimda iyo waxgaradka beesha Muddulood ee Hawiye ayaa xaflad soo-dhoweyn ah magaalada Muqdisho ugu sameeyey Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo ah Isimka guud ee beelaha Dishiishe ee Axmed Harti, waxana Ugaa...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Hadlay La Dagaalanka Cudurka HIV/AIDS-ka 25 Aug 2013 | 06:05 pm

Hargeysa (Galgalanews) – Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in xukuumaddiisu dedaal u galayso la dagaalanka faafida cudurka HIV/AIDS-ka. Madaxwayne Siilaanyo oo ...

Recently parsed news:

Recent searches: