Golisnews - golisnews.com

General Information:

Latest News:

Malabka Shinida Oo la Ogaday inuu Cuduro Badan ka Daawo yahay. 27 Aug 2013 | 06:53 am

Daawooyinka Malabka iyo Qorofalka Dunida oo maanta cuduro badani ka jiraan, daawooyinkii oo qiimohoodu aad u sareeyo, dhakhaatiirta oo adeegoodu aad u qaalinoqoday isla markaana dadka oo dan yar iyo ...

Dowlada Talyaaniga Oo Ka Hadashay Xaalada Soomaaliya 27 Aug 2013 | 06:42 am

Kampala(Golisnews)-Kulan ka dhacay magalada Kambala ayna wada qaaten madaxweynaha wadankasi Uweri Musavani iyo ku xigeenka wasiirka arimaha dibada wadanka Talyaaniga Lapo Pistelli,waxana ay kawada had...

Maxaad ka taqaanaa Shiikh Xasan Daahir Aways? 27 Aug 2013 | 06:26 am

Waxaan go’aansaday inaan warbixin kooban ka qoro Shiikh Xasan Daahir aweys, qoraalkan waxaa igu kalifay inaan qoro, sedex arimood oo kala ah. 1-Waxaan ogaaday ummadda soomaiyeed inteeda badan inaysa....

“Waxaanu heegan gelinay Ciidammadayadda jiida hore, si aan loogu soo xad-gudbin xuduudda Somaliland”Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay So... 27 Aug 2013 | 06:17 am

Oog (Golisnews)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay tallaabo ka qaadi doonto Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo ay ku eedeysay inuu ku soo xad-gudbay xuduuda Somaliland, ka dib markii C...

Daraasad Cilmi ah oo ku Saabsan Cudurka Waalida. 27 Aug 2013 | 06:15 am

Hordhac…..Faham qofka maskaxda waxa uga dhimanyihiin oo u Naxariiso, adna ILaahay ha kuu naxariistee……Marka dadku ama bulshadu jaahil ka tahay facaayilka ama wax yaalaha ay samaynayaan dhibaatooyinka ...

Wax-ka Barro Astaamaha Wanaagsan Ee Dumarku Raga Ku Raacaan 27 Aug 2013 | 06:05 am

Gabadh waliba waxa ay ku  hamidaa sidii ay ku heli lahayd qof jaanis ah oo wanaaga oo dhan kulansadey balse nasiib daro qof walba ma heli karo qofkii uu doonayay balse waxaa nasiib oo dhan ku dhamaade...

Daraasad Cilmi ah oo ku Saabsan Cudurka Waalida. 27 Aug 2013 | 04:21 am

Hordhac…..Faham qofka maskaxda waxa uga dhimanyihiin oo u Naxariiso, adna ILaahay ha kuu naxariistee……Marka dadku ama bulshadu jaahil ka tahay facaayilka ama wax yaalaha ay samaynayaan dhibaatooyinka ...

Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Dhamaan Reer Aw Guuleed Warasame Guutaale 27 Aug 2013 | 04:13 am

Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Marxuumada Amina Deria Aw Guuleed . Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan ta...

Daawo Xil. Maxamed Aw Aadan Weyrax Oo Ku Baaqay in Shicib iyo Xukuumad Layska Kaashado Dhismaha Biriijka Dacar Budhuq 26 Aug 2013 | 08:45 pm

Hargysa (Golisnews)- Daawo Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Deegaanka Hargeysa Xil. Maxamed Aw Aadan Weyrax oo ku baaqay in Shicib iyo Xukuumad layska kaashado dhismaha Biriijka Dacar Budhuq M...

Related Keywords:

haatuf, jsb rotate wordpress, golis somalia, barako iyo amiin, golisnews, shami rabaan, military plane carrying, tacsi logo, hambalyo ubad saalax allaha caga dhigo, aabahan theatre officvial website

Recently parsed news:

Recent searches: