Harowo - harowo.com - Harowo.com

Latest News:

Xukuumada Siilaanyo ha ka waantowdo hantida qaranka ee ay u-isticmaaleyso in ay Beelaha Somaliland iskaga hor-keento oo ku-kala fur-furto. 27 Aug 2013 | 01:47 pm

Xukuumada Siilaanyo ha ka waantowdo hantida qaranka ee ay u-isticmaaleyso in ay Beelaha Somaliland iskaga hor-keento oo ku-kala fur-furto.‏ Waxaa Xukuumadii la dirtey ee la doortey  ay hawlihii qa...

Daawo warbixin daaha ka rogtay In Mareykanku Sadaam Xuseen siiyayay suntii Kiimikada ahayd ee uu ku gumaaday Kurdiyiinta dalkiisa iyo Ciidamadii Iiraa... 27 Aug 2013 | 01:14 pm

The United States provided Iraq with intelligence on preparations for an Iranian offensive during the Iran-Iraq war even though it knew Baghdad would respond with chemical weapons, Foreign Policy maga...

Labo Nin Oo Gabadh Qudha Wada Guursaday !!!!!!! 27 Aug 2013 | 03:20 am

Nairobi( Harowo)– Laba nin oo u dhalatay dalka Kenya ayaa ku heshiiyay inay isla guursadaan hal gabar oo ay shukaansanayeen iyagoo aan iska warqabin. Gabadhan ayaa xiriir la lahayd labada nin muddo a...

SIDAN MIYAY KU HABOON TAHAY MISE WAX DHAAMA AYAAN LA HELAYN ? Qormada 1aad 27 Aug 2013 | 03:11 am

SIDAN MIYAY KU HABOON TAHAY MISE WAX DHAAMA AYAAN LA HELAYN ? Maalmaha soo socdaa ayaa la filayaa inuu madaxweyne siilaanyo uu booqasho ku tago magaalada madaxda G/Awdal ee Boorama , waa markii sedex...

Laba Baabuur oo isku dhacay iyo dad ku dhintay 27 Aug 2013 | 03:05 am

Shan  qof ayaa dhimatay 12 kalena waxa soo gaadhay Dhaawacyo ka didb markii ay isku dhaceen goor dhaweyd laba gaadhi oo uu mid yahay kuwa Jaadka Magaaladda Hargeysa Keena iyo Bas siday Dad rakaab ah. ...

Hambalyo Dhalasho oo ku socota Mukhtaar Sh.C/lahi iyo Saado Xuseen oo… 26 Aug 2013 | 11:33 pm

Waxaan halkan hanbalyo  dhalsho uga  dirayanaa anagoo kala ah Hooyo  xabiiba xaaji ismaciil boqore c/nuur  sh .c/laahi  jimcaale xaaskiisa iyo caruurtiisa PRO:  c/raxmaan sh...

Related Keywords:

Ethiopia, harowo, ethiopian nationalism, problems with afis, harowo news, harowo russian, maimire mennasemay, yasir qadhi east to west, afis database, somaliland recognized

Recently parsed news:

Recent searches: