Hiildan - hiildan.com

General Information:

Latest News:

LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA MUD. AXMED XASAN CARWO OO TACSI U DIRAAYA EHELKA MARXUUM SULDAAN SULDAAN BARRE SHIRE WARSAME 24 Aug 2013 | 07:18 pm

.  La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha. Ganacsiga iyo Maalgashiga Axmed Xasan Carwo waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo si gaar ah Beesha Isaxaaq iyo Gobalka Maroodijeex.  ...

Labadda ruwaayadood ee ka socoda Hargeysa iyo Muqdisho… 22 Aug 2013 | 09:02 pm

Labaddan ruwaayadood magacoodda waxa la yiraahdaa Dheddo roob noqonweyday iyo alfu laylla wa layla…. Labadda ruwaayadoo waxaa kala jilaya oo Actres. Ka kala ah Odey Ahmed SIILAANYO IYO Aw Hassan……. Aa...

Baaq Iyo Bogaadin: Gudiga Midnimo Gadabuursi 18 Aug 2013 | 09:08 pm

ADEN-CADDE BARKHADLE IBRAHIM Waxaan  Baaq soo dhaweynyaa ah u dirayaa war ka ka soo yeedhay suldaanadda beelaha gadabuursi  eey ku dhiseen gudigga midnimo gadabuursi, taas oo u xilsaaran qaban qaabadd...

Magacda iyo Qabiilooyinka Saraakiisha Somaliland Ee Darajada La Siiyay: Isaaq 25: Samaroon 4: Dhulbahante 1 11 Aug 2013 | 02:25 pm

Beelaha Ku Dulman Qaybin Darajooyinka Waxa ka mida Samaroon Dhulbahante. Ciidagale Dhulbahante Iyo beelo kale oo kamida Beelaha Somaliland Dega Qaybaha Danbe liiska Darajooyinka Lasoco iyo Beelaha ay ...

Daawo Saraakiil Reer Awdal Ah, Oo Darajooyin Lagu Taxay 8 Aug 2013 | 09:34 pm

Filed under: Warka (News)

Wasiir Samaale Oo Caddeeyay Inaanu Dalka Siilaanyo Ka Talin 8 Aug 2013 | 08:51 pm

By Cabdi Xaaji Axmed Waxa ayaamahan socota is-labarog iyo istus tii ugu sareysay ee uu sameeyo Wasiir Samaale. Waxaad maqlaysaa isagoo ayna jirin kulan lagaga hadlay hadafka miisaaniyadda oo golaha Wa...

Madaxweyne Saylici Iyo Salaadii Ciidda- Hargeysa Somaliland 8 Aug 2013 | 08:39 pm

Filed under: Warka (News)

Ciid Wanaagsan Ku Ciida 7 Aug 2013 | 07:46 pm

Filed under: Diin (Religion issues), Hambalyo Iyo Salaan (Greetings)

KACDOONADA KA JIRA DALALKA ISLAAMKA IYO DAAWENTOODA 30 Jul 2013 | 07:03 pm

      Ahmed Arwo   Waxa ayaamahan socda kacdoono weji badan oo dalalka Islaamka ka aloosan. Waxa lagu soo koobi karaa inay waxa keliya ee ay ka siman yihiin tahay inay kala xidhiidh furteen shacbigii ...

TACSI: Allaha U Naxariisto Cali Barkhad Dhinbiil (Cali-Diig) 20 Jul 2013 | 03:53 pm

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Dhammaan qooysaska Reer Caateeye Faahiye, Reer Beerujjiif , Reer Aw-Muue Xuseen,   Reer Geeddi Qayaad, Reer Aw-Xasan Migil, Reer Muuse subagle,  Reer Gadiid Cumar...

Related Keywords:

jidbaale, amira badaan ottawa, taariikhdii snm, naqshada, kadhabi i n, aragoos store uk, taariikhdii kacaanka, majaajilo, saarka kata

Recently parsed news:

Recent searches: