Hillaac - hillaac.net - THE BEST INDEPENDENT RELIABLE SOMALI NEWS WEBSITE

Latest News:

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku dhawaaqay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo noqonaya Golaha ugu sarreeya Hay’adaha Dowladda Soomaaliya 27 Aug 2013 | 09:07 pm

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sheegay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa fulinta go’aannadda Golaha Amniga Qara...

Mas’uuliyiin Katirsan Maamulka Somaalida Itoobiya Oo Lagu Dilay Duleedka Degmada Mustaxiil iyo Kooxo hubeysan oo Deegaankaas saacado kooban qabsaday 26 Aug 2013 | 10:49 pm

Wararka ka imaanaya deegaanka Sabad Xume oo hoos tagta degmada Mustaxiil ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay maanta duhurkii weerareen deegaankaas iyagoona saacado kooban gacanta ku hayay halkaasi. I...

FAYIIGSIGA TIMAADDADA (Qore:- Dr. Saadiq Enow) 26 Aug 2013 | 05:35 pm

Xilliga ah timaaddada waa wakhti ku soo haya oo socdaalka nolosha uu kugu  riixayo. Sida taaganta maanta ah ay u tahay timaaddadii shaley, ayaa timaaddada  kugu soo food-leh ay u noqoneysaa taagan aad...

Clan cleansing in Somalia: Fallacious argument by reckless author ((By:-Mr. Mohamud M. Uluso)) 26 Aug 2013 | 04:08 pm

At the beginning of this year 2013, Professor Lidwien Kapteijns, who teaches history at Wellesley college in the United States, published  a book titled, “Clan cleansing in Somalia: the ruinous legacy...

(War Cusub) Addis-Ababa oo Heshiis aan weli la saxiixin lagu gaaray 25 Aug 2013 | 11:16 pm

War naga soo gaaray Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya oo ay wada hadallo uga socdaan Xubno kala matalaya Dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo Kooxda Raaskaambooni ee Axmed Madoobe ayaa qeexaya...

Shirkii Addis-Ababa oo fashilmay Kooxda Axmed Madooba oo shirka isaga baxday iyo Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada oo hadlay 25 Aug 2013 | 02:56 pm

Waxaa fashilmay Shir maalmahanba magaalada Addis-Ababa uga socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kooxda Raaskaambooni ee uu Axmed Madoobe hoggaamiyo, Waxana shirkaasi uu kusoo idlaaday fashil kolk...

Maleeshiyo-Beeleedka Axmed-Madoobe oo Guryaha ka ja-jabinaya kana barakicinaya Dadka Deegaanka Xaafadda Buulo-Abliko ee magaalada Kismaayo Waa maxay S... 25 Aug 2013 | 12:41 am

Maleeshiyo-Beeleedka laga soo daad gureeyay Deegaannada Somali-Galbeed ee ay Itoobiya Gumeysato iyo Deegaannada NFD ee ay Kenya gumeysato ee uu horkacayo Hoggaamiye-Kooxeedka Axmed Madoobe ayaa Maalmi...

Mid kamid ah Ergada ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u dirsatay Addis-Ababa oo inoo xaqiijiyey Qodobbada la’isku hayo iyo kuwa la’isla oggol yahay 23 Aug 2013 | 11:30 pm

Iyadoo aanu shalay Shabakaddan Hillaac.Net ku faafinnay in Heshiis hordhac ah ay isla gaareen Guddiiyada kala matalaya Dowladda Soomaaliya iyo Kooxda Raaskaambooni ee Axmed Madoobe ayaa waxa Maanta la...

Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Axmed Madoobe oo qodobobbo hordhac ah ku heshiiyay kuwa kalana isku mari la’ 22 Aug 2013 | 04:46 pm

Wadahadallada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Axmed Madoobe uga socda magaalada Addis-Ababa ayaa sida wararku nagu soo gaarayaan ay labada dhinac ka wada hadlayaan sidii loo soo afjari laha...

Kooxo Hubeysan oo KM4 ku dilay 2 Askari oo katirsan Booliska Soomaaliya oo ilaalo u ahaa Haweeneey Ajnabi ah 21 Aug 2013 | 07:06 pm

Weerar ka dhacay agagaarka isgoyska KM-4 ee Muqdisho, gaar ahaan meel aad ugu dhow safaaradda Turkiga uu Muqdihso ku leeyahay ayaa Kooxo hubeysan waxay ku dileen 2 Askari oo ka tirsan ciidamada boolii...

Recently parsed news:

Recent searches: