Horseedmedia - horseedmedia.net - Horseed Media

Latest News:

Beesha Liibaan Harti:Waa in aan helnaa saamigaynii(Akhriso) 27 Aug 2013 | 09:09 pm

Beesha liibaan Harti (Liibaangeshe) waxay ka mid tahay Beelaha dega Deegaanada Puntland isla markaana qayb weyn ku lahaa yagleelidii maamulka Puntland ee 1998, balse kama helin maamulka Puntland ee sa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo abuuray Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed(Sawiro) 27 Aug 2013 | 02:21 pm

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa ful...

John Kerry: Weerarkii Kimikalka Dowlada Bashaar baa ka danbeysay 27 Aug 2013 | 12:50 pm

Maraykanka ayaa markii ugu horeysay si toos ah ugu eedeeyey Dowlada Siiriya weerarkii hubka Kimikalka ee todobaadkii tagay ka dhacay xaafado ku yaal duleedka magaalada Dimishiq. Xoghayaha Arrimaha Dib...

Falanqeyn Khubdadii Madaxweyne Faroole & Xaalada siyaasadeed ee Puntland 27 Aug 2013 | 12:49 pm

Waxaa shalay  gegida diyaaradaha ee Garowe ka dhoofey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, safarka Faroole ayaa ku wajahnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana la filayaa in uu uga...

Falastiin oo joojisay wadahadalkii kadib weerarkii Isra’iil ee xero Qaxooti 27 Aug 2013 | 12:46 pm

Diblumaasiyiinta reer Falastiin ayaa sheegay in ay dhankooda joojiyeen wadahadalkii bilowga ahaa ee laga dhexwaday dhinacooda iyo Isra’iil kadib markii Isniintii ay ciidamada Isra’iil weerar ay ku qaa...

Qaramada Midobay oo ka carootay in Maraykanka uu basaasay 27 Aug 2013 | 12:44 pm

Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowlada Maraykanka inay jawaabo ka bixiso xog sir ah oo uu faafiyey Sarkaalka baxsadka ah ee Edward Snowden, xogtaasi oo lagu shaaciyey Jariirada Der Spiegel ee kaso...

Guddoomiyaha Baarlamaanka: “ Ma jirto cid wax ka bedeshay Dastuurka Qaranka” 27 Aug 2013 | 12:20 pm

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay qoraal uu kasoo saaray arrimaha Dastuurka ku sheegay inaysan jirin cid wax ka bedashay Dastuurka Federaalka Soomaaliya. Horey ayey...

Heerarkii ay soo martay Dimoqraadiyaynta Puntland iyo Maamulka hadda jira! 27 Aug 2013 | 12:19 pm

Taariikhdu waa ururisada dhacdooyinka dhacdo kastana waxay baal ka gashaaa taariikhda, waxaana ceeb ah cidda isku dayda in ay dhacdo ka weeciso sidi  Ilaah u dhigay ummaddiisuna ay aragto. Waxaan halk...

Faroole:Ciddii ka baqday inaan kaga adkaano nidaamka asxaabta,tanaan kaga sii xoog badnaan doonaa(Dhegeyso) 27 Aug 2013 | 12:18 pm

Madaxweynaha xukuumadda Puntland C/raxmaan Maxamad Faroole ayaa shalay shaaca ka qaaday in uu yahay musharax u tagaan xilka madaxnimo ee Puntland mar labaad marka la gaaro 8-da January 2014. Faroole a...

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo booqasho ku tagay Taleex [Daawo] 27 Aug 2013 | 12:17 pm

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa markii ugu horeysay booqasho ku tagay maalinimadii Isniinta magaalada Taleex ee gobalka Sool. Booqashadan ayaa ah midii ugu horeysay oo uu...

Recently parsed news:

Recent searches: