Idhanka - idhanka.com - Welcome to Idhanka News

Latest News:

War Deg Deg Ah: Doonni Buuxda Oo Ay Saaran YihiinTahriibayaal Somali Ah Oo Jihadu Ka Hallawday Heehaabaysana Badda U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga I... 27 Aug 2013 | 02:56 pm

Borama (Idhanka):- Wararkii ugu dambeeyey ee daqiiqado ka hor naga soo gaadha Liibiya ayaa sheegaya in Tahriibayaal Somali ah oo habeen hore ka shiraacday dalka Liibiya ay haatan xaaladdoodu adag taha...

“Siilaanyo Wuu Fashilmay Sidii Uu Hoggaankii SNM-ba Ugu Fashilmay, Maantana Dalku Waa Is Dhex Yaac Oo Waa Bilaa Darawal” Faysal Cali Waraabe 27 Aug 2013 | 02:46 pm

Hargeysa (idhanka) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,ayaa daboolka ka qaaday inay kal-soonida kala noqonayaan madaxweyne Axmed Siilaanyo d aan laga wada tashan caqabad...

Maayorka Degmada Saylac Gud.Xuseen Iidle Barkhadle Oo Deeq Lacag Dhan $2000 Oo Dollar Soo Gaadhsiiyay Gogasha Nabadeed Ee Gudiyada Labada Beelood Ee D... 27 Aug 2013 | 01:35 am

Boorama-(Idhanka) Maayorka Degamada Saylac Gud. Xuseen Iidle Barkhadle oo haatan ku sugan degaanka Xariirad ee Gobolka Selel oo ay ku sugan yihiin ergooyinka badan maanta soo gaadhsiiyay deeq lacag dh...

Wasiir Cukuse Oo Ay Ka Fashilantay Qorshe Uu Doonayay In Uu Ku Mijo Xaabiyo Warbaahinta Madaxa Banaan Oo Shalay Cadho Kula Dul Dhacay Warbaahinta 27 Aug 2013 | 01:24 am

Hargeysa-(Idhanka)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo wacyi-galinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa dhaleecayn dusha uga tuuray saxaafada madaxa banaan ee Somaliland wasiirka ...

Baaq Taageero Dhamaan Belwaynta Reer Nuur Ee Ku Dhaqan Waqooyiga Maraykanka (North America) Waxay Baaq Taagero u Dirayaa Shir Saxaafadeedkii Ay Dhawaa... 27 Aug 2013 | 01:12 am

Baaq taagero oo ku socda Belwaynta reer Faarah Nur Dhamaan jaaliyada faarah nuur ee ku nool North America waxaay taaagero naf iyo maalba u dirayaan hadda iyo horeba haddana halkan Habalyo uga dirayaan...

Daawo Sawirrada Naadiga Bandhiga Cilmiga Iyo Caqliga Oo Kulamo Muhiim Ah La Qaatay Qaar Ka Mid Mas’uuliyiinta Xukuumada Axmed Siilanyo Iyo G/Kuxigeenk... 27 Aug 2013 | 12:56 am

Hargeysa-(Idhanka) Masuuliyiinta Naadiga Bandhiga Cilmiga Iyo Caqliga iyo xubno ka tirsan NBCC oo  uu hogaaminayo gudoomiyaha NBCC Mudane Maxamed Cumar Cismaan oo dhawaanahanba ku sugnaa magaala madax...

Madaxwayne Ku Xigeenka Maamulgoboleedka Puntiland Oo Sid Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Degaanka Taleex Ee Gobolka Sool+Daawo Sawirrada 27 Aug 2013 | 12:51 am

Taleex-(Idhanka) Wafdi balaaran uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta 26 August, 2013 gaaray degmada Taleex ee gobolka Sool. Labada gole ee dowladda Pun...

Fal Aad U Xun Oo Maanta Ka Dhacay Maxkamada Gobolka Togdheer Ka Dib Markii Nin Eedaysane Ah Xabad Ula Soo Baxay Gudoomiyihii Maxkamada +Halkan Kadaawo... 27 Aug 2013 | 12:46 am

Burco-(Idhanka) Mid ka mid ah askarta ciidanka qaranka ayaa saaka Hub ula baxay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Togdheer iyo ilaalada Maxkamada Gobolka Ka dib markii askari Ciidamada Qaranka ka tirsan l...

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Socdaalka M/Xigeenka Puntland Uu Ku Yimiday Degmada Taleex 27 Aug 2013 | 12:37 am

Oog (Idhanka)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay tallaabo ka qaadi doonto Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo ay ku eedeysay inuu ku soo xad-gudbay xuduuda Somaliland, ka dib markii C/S...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kadagtay China Kulanona Laqaadatay Dhigeeda Dalka China Daawo Sawiro 27 Aug 2013 | 12:32 am

Muqdisho-(Idhanka)-Ra’isulwasaare ku xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa kulan la qaada...

Recently parsed news:

Recent searches: