Khatumo - khatumo.com - Kusoo dhawoow Fariin.com

Latest News:

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Maanta la Kulantay Dhigeeda Dalka Shiinaha,Soona Gabagabeysay Booqashadii ay ku Joogtay China 27 Aug 2013 | 04:27 pm

Waxaa aqristay :324 Raisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Fawzia Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hogaaminays...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Abuuray Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed:-War-saxaafadeed+Sawirro 27 Aug 2013 | 04:16 pm

Waxaa aqristay :322 Muqdisho, 27 August 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed...

Ninkii Ugu Horeeyay Oo Soomaali Ah Madaxna Ka Noqda Gobolka Minnesota Oo Lagu Aasay Minneapolis 27 Aug 2013 | 04:10 pm

Waxaa aqristay :316 Waxaa maanta magaalada Minneaplis lagu aasay Allaha u naxariistee Xuseen Samatar oo ahaa ninkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo loo doorto xafiiska madaxtinimada ee dhanka Mareyka...

Daawo Video: Sheikh Maxamed Cabdi Umal oo lagu dhagan yahay, Sabab? 27 Aug 2013 | 12:35 pm

Waxaa aqristay :337 Waxaa Waqtiyadaan dambe Shacabka Soomaaliyeed ay Hadal Hayeen in Xarumo lagu Faafiyo Mad-Habta Shiicada laga furey Magaalada Muqdisho waxaana Warkaan uu ka soo yeerey Mid ka mid.....

ARIN LAYAAB LEH: Labo Nin oo Hal Gabar Isla guursatay, Gabadha oo qanacsan iyo Waalidkeed oo.,… 27 Aug 2013 | 12:22 pm

Waxaa aqristay :327 Laba nin oo u dhalatay dalka Kenya ayaa ku heshiiyay inay isla guursadaan hal gabar oo ay shukaansanayeen iyagoo aan iska warqabin. Gabadhan ayaa xiriir la lahayd labada nin mudd...

DHAGAYSO: Ximan iyo Xeeb: Xasan Sh waxaa uu diidan yahay Midnimada Gobollada dhexe 27 Aug 2013 | 12:18 pm

Waxaa aqristay :334 Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeebn C/lahi Baarleex oo ka qeyb galayay banaanbax ka dhacay Magaalada Cadaado ayaa kahadlay qorshaha dowlada Federaalka ee arimaha dastuurka. Wax...

Maamulka Cusub Ee G/Galgaduud Oo Baaq U Diray Jaaliyadaha Ka Soo Jeeda Gobolka 27 Aug 2013 | 12:12 pm

Waxaa aqristay :314 Maamulka cusub ee gobolka Galguduud ayaa ugu baaqay jaaliyada gobolkaasi ee ku nool dalka dibadiisa inay qeyb ka qaataan horumarinta iyo dib u dhiska gobolka. Xuseen Cali Wehliye...

Dowladda Oo Sheegtay In Bisha September Ay Qabandoonto Shirweyne Qaran 27 Aug 2013 | 12:09 pm

Waxaa aqristay :317 Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in bisha September ee soo socota la qaban Doono shirweyne Qaran oo dib u heshiisiineed si bulshada looga qeybgeliyo siyaasadda Dalka. ...

Danjiraha Q.M.U Qaabilsan Soomaaliya Oo Ka Hadlay Arrimaha Soomaaliya 27 Aug 2013 | 12:06 pm

Waxaa aqristay :316 Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Niclos kay ayaa sheegay in Soomaliya ay lagama maarmaan u tahay iskaashi dhexmara dowlada Soomaaliya iyo ur...

China oo Safaarad ka furanaya Xamar+warbihin 27 Aug 2013 | 12:03 pm

Waxaa aqristay :316 Sida lagu qoray Wakaalada wararka ee dalka Shiinaha (Xinhua),Magaalada Beejiin  waxaa si wada jir ah ugu kulmay Rai’’sal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arimaha dibada Soomaali....

Recently parsed news:

Recent searches: