Kismaayonews - kismaayonews.com - Kismaayo News

Latest News:

Xisbiyadda siyaasadda ee Soomaaliya laga diiwaangalinayo oo la yaraynayo 27 Aug 2013 | 07:09 pm

Kn: Iyada oo ay dowladda shaacisey shirweynaha qaran ee doorashooyinka iyo nidaamka xisbiyadda badan ayaa illo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo wargeyska KismaayoNews u waramay waxa ay tibaaxayaan in ...

Puntland iyo Khaatumo oo isku biiraya 27 Aug 2013 | 06:44 pm

Kn: Kadib booqashadii madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire uu ku tagay magaalada Taleex halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey, islamarkaasina ay meesha ka baxeen xiisado ay Somalila...

Dowladda oo qabanaysa shirweynihii sedexaad 27 Aug 2013 | 06:31 pm

Kn: Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay qabanayso shirweynaha wadatashiga sidii doorashooyin iyo nidaamka xisbiyadda badan dalka looga hirgalin lahaa. Horey dowladda waxa ay u qabatay shirwe...

Prime Minister declared August 27 as the National Day of Human Rights 27 Aug 2013 | 06:25 pm

Kn: Mogadishu, August 27, 2013…… His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon announces August 27 as the National Day of Human Rights for Somalia. This momentous day came after the Council of Mini...

Si xun wax u sheeg sixir ka daran! 27 Aug 2013 | 06:22 pm

Kn: Akhristow waxaan qiyaasayaa, in siday rabtaba ha kugu soo gaartee, aad maqashay doodda aadka u xanuun badan ee la xiriirta kufsiga iyo xad-gudubyada loo geysto dumarka Soomaaliyeed. Ujeeddada qora...

Golaha amniga qaranka oo la magacaabay 27 Aug 2013 | 02:07 pm

Kn: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa...

Kalfadhiga baarlamaanka oo dib loo dhigey furitaankiisa 26 Aug 2013 | 08:35 pm

Kn: Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga uu furmayo Kalfadhiga Seddexaad ee Xildhibaannada Golaha Shacabka. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaali...

Xiisad ka taagan Taleex tagitaanka madaxweyne ku xigeenka Puntland awgeed 26 Aug 2013 | 04:24 pm

Kn: Waxaa lagu soo waramayaa in xiisad colaadeed ay ka taagantahay magaalada Taleex, sababtuna ay tahay madaxweyne ku xigeenka Puntland Jeneraal Cabdisamad Cali Shire oo halkaasi ku wajahan. Taleex w...

Somali Airlines oo hawlgalaysa sanadkan gudihiisa 26 Aug 2013 | 04:14 pm

Kn: Wasaaradda gaadiidka cirka ayaa ku baaqday in dadka ku jira xarumihii shirkadda dayuuradda Somali Airline, iyada oo shirkadda la hawlgalinayo sanadkani inta ka dhiman. Wasiirka wasaaradda Cabdull...

Mid ka mid ah qurba-joogta Jubbaland Cali Ibraahim oo waraysi bixiyey + Video 26 Aug 2013 | 01:55 pm

Kn: Waxaan halkan idiinkaga soo gudbineynaa waraysi uu bixiyey mid ka mid ah qurba-joogta Jubbaland oo dalka Maraykanka ku sugan. Daawasho Wacan KismaayoNews.com

Recently parsed news:

Recent searches: