Ogaalnews - ogaalnews.net - Ogaalnews

Latest News:

OOG: Dhinacyadii ku Diriray Deegaanka God-hayle oo Laysa Soo Hor-fadhiisiyey iyo Nuxurka Heshiis bud-dhig looga Dhigay Wejiga Koowaad 27 Aug 2013 | 04:22 pm

Tweet Oog, 27 August 2013 (Ogaal)- Weftiga Wasiirro maalmahanba dhexdhexaadinta laba beelood oo shaqaaqo dhexmartay u joogay degaanka Oog, ayaa shaaca ka qaaday in heshiis nabadeed la dhex-dhigay bee...

Xukuumadda Somaliland oo ka Digtay Cawaaqib-xumo ka dhalan karta Socdaal M/weyne ku-xigeenka Puntland ku Soo Gaadhay Deg. Taleex 27 Aug 2013 | 04:16 pm

Tweet Hargeysa, 27 August, 2013 (Ogaal)- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade, ayaa ka hadlay safar uu madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ku yimid deegaan ka  t...

Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlay siyaasadda Somaliland ee la Xidhiidha Biyo-xidheenka Itoobiya 27 Aug 2013 | 04:13 pm

Tweet Addis Ababa, 28 August, 2013 (Ogaal)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali X. Xasan, ayaa iftiimiyey mawqifka Xukuumadda Somaliland ee ku aaddan dhismaha biyo-xidheenka Ito...

Wasiirka Tamarta oo muddeeyey Bilowga Natiijada Sahanka Kheyraadka Dalka 27 Aug 2013 | 04:11 pm

Tweet Berbera, 27 August, 2013 (Ogaal)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa shaaciyey wakhtiga rasmiga ah ee shirkadaha sahanka shidaalka iyo macdantu a...

Khilaaf ka Dhashay Dacwad Madani ah oo Sababay Gacan-ka-hadal iyo Eedaymo Dhexmaray Guddoomiye Maxkamadeed iyo Askar ka Tirsan Ciidanka Qaranka 27 Aug 2013 | 04:07 pm

Tweet Burco, 27 August, 2013 (Ogaal)- Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Togdheer iyo Askari ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa isku maan-dhaafay fulinta Dacwad madani ah oo qof Shacab ahi Dhi...

Xukuumadda oo joojinaysa in Ruqsad la siiyo Wershadaha Cusub ee noocoodu hore uga jiray Dalka 27 Aug 2013 | 04:05 pm

Tweet Hargeysa, 27 August, 2013 (Ogaal)- Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad), ayaa sheegay inay xukuumaddu wax ka qaban doonto caqabadaha ku gadaaman wars...

TOGDHEER: Rabshado ka dhashay Hawl-gal Ciidamada RRU-du ugu baxeen Deegaanka Waraabeeye oo Khilaaf Dhanka Sahaminta Shidaalka ahi ka Taagan yahay 26 Aug 2013 | 04:25 pm

Tweet Burco, 26 August, 2013 (Ogaal)- Kolonyo Ciidamada sida gaarka ah u tabobaran ee RRU-da ee ku sugan magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, ayaa shalay hawl-gal ugu baxay tuulooyinka Sanyar...

Madaxweynaha Somaliland oo Shaaca ka Qaaday Qodobbo lagu Xakamaynayo Cudurka HIV/AIDS oo Wakhtigan ka Gudbay Heerkii uu Dalka ka Marayey 26 Aug 2013 | 04:22 pm

Tweet Hargeysa, 26 August, 2013 (Ogaal)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa daboolka ka qaaday qodobbo lagaga hortago halista cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS, waxaanu ...

Wasaaradda Caafimaadka oo Dejinaysa Qorshe lagula Tacaalo Khasaaraha ka Dhasha Shilalka Gaadiidka 26 Aug 2013 | 04:17 pm

Tweet Hargeysa, 26 August, 2013 (Ogaal)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye), ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhasha shilalka waddooyinka iyo saamaynta ay...

Shirkad uu Guddoomiye ka yahay Wasiir Ingiriis ah oo Somaliland ka bilaabaysa Maal-gelin Cusub 26 Aug 2013 | 04:06 pm

Tweet Hargeysa, 26 August, 2013 (Ogaal)- Shirkadda Pontus Marine oo dalka ka hirgelinaysa Maal-gashi lagu kobcinayo heerka wax-soo-saarka Kalluumaysiga ee dalka, ayaa shaacisay inay maalmaha soo socd...

Related Keywords:

kuwo, ku mr horn, rebel strategie scram, english aid test somali land, ivory coast burnt bodies, israel act iran warship, japan sixth earthquake, nato hope bombing will make qadaffi leave, torres always wanted to leave for chelsea, khadar kaariye

Recently parsed news:

Recent searches: