Puntlandi - puntlandi.com - puntlandi.com

Latest News:

War deg deg ah– Beesha caalamka iyo IGAD oo si toosa u hor istaagtey Ergooyinkii ku shirsanaa Adis ababa 27 Aug 2013 | 06:16 pm

Warar hada nasoo gaaray waxay sheegayaan in Ergooyinkii Soomaalida ee Adis ababa ay Beesha Caalamku la wareegeen wadahadalkooodii iyadoo lagu khasbey iney heshiis wada gaaraan, arintaan ayaa timid ka ...

Daawo Jaaliyada Puntland ee Switzerland oo Deeq lacageed gaarsiiyey Mashruuca dhismaha Wadada Wadaagsin 27 Aug 2013 | 05:26 pm

Jaaliyada soomaaliyeed ee wadanka switzerland gaar ahaan magaalada geneva ayaa lacag dhan $6100 u dirtay mashruuca dhishaha waddada wadaagsin ee Garacad-Galdogob. Barnaamijka wacyigalinta dhismaha wa...

Dhagayso Wareysi Xiiso leh– Madaxweyne Xigeenka Puntland oo ku sugan Taleex kana waramaya Safarkiisa 27 Aug 2013 | 03:36 pm

Madaxweyne ku Xigeenka Dowlada Puntland Cabdisamad Ca Shire oo Booqasho ku maraya Gobolka Sool ayaa iminku ku sugan Degmada Taleex, Radio Daljir oo wareysi la yeeshay Madaxweynaha ayaa waydiiyey su’aa...

War Deg Deg ah— Madaxweyne Xigeenka Puntland oo maanta socod dheer ku marayTaleex 27 Aug 2013 | 02:46 pm

Madaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Jen. Cabdisamad Cali Shire oo booqasho rasmi ahku jooga Degmada Taleex ayaa maanta soo indha indheeyey goobaha Taariikhiga ah ee Magaalada,Madaxweyne Cabdisamad wu...

Breaking News : Shirkii kooxaha soomalida ee Adisababa oo fashil ku soo dhamaaday, iyo ergooyinkii wafdiga jubbaland oo hadda u kal dhoofaya Kismaayo ... 27 Aug 2013 | 01:52 pm

Wadahadaladii mudo hal usbuc ka badan kooxaha Soomalida uga socday Itoobiya, ayaa xalay fashil iyo burbur ku soo dhamaaday. Wadahadaladaas oo u dhaxeyey Dawalda Federalka aha iyo Dawlad goboleedka So...

faahfaahin Shir lagu casumay Siyaasiyiin Soomaaliyeed loogana hadlayo shirka Bruxelse oo Adis ababa ka furmay 27 Aug 2013 | 01:48 pm

Shir ay wada jir usoo qaban qaabiyeen Qaramada Midoobey iyo Midowga yurub laguna casumay Siyaasiyiin ruug cadaa ah oo Soomaaliyeed ayaa ka bilowdey Adis ababa. Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya mu...

Raysal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya oo Adis ababa la isu keeney 27 Aug 2013 | 01:00 pm

Shir ay soo qaban qaabiyeen Midowga Yurub ayaa ka furmay Adis ababa kasoo ujeedkiisu yahay Wada tashi ayaa si gaara loogu casumay Raysal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya po ay ka mid yihiin Gaas, Gee...

Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay ee Somalia Nicholas Kay oo ka hadlay shirka Addis Ababa ee Jubaland iyo DF 27 Aug 2013 | 11:54 am

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Ambassador Nicholas Kay ayaa ugu baaqay dhinacyada Somalida ee ku shirsan magaalada Addis Ababa inay isku tanaasulaan si loo gaaro heshiis ka...

Related Keywords:

warka, waaxaa ma joogta, onestop mn, malaysia korea somalia, malysia korea somalia, faustin kiwa, x ale stress antidote, when a stranger visits, schalke 04 vs manchester united bez lagow !!!!!!!, sahra ali samatar

Recently parsed news:

Recent searches: