Realtaleex - realtaleex.com - The Real Taleex Media Group

Latest News:

Wasiir Fawziya oo u Ambabaxday Dalka Shiinaha(Sawiro) 20 Aug 2013 | 08:23 am

Muqdisho:-(RT)Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Fawziya Yuusuf Xaaji Aadam iyo wafdi ay hogaamineyso oo u ambabaxay dalka China. Ra’iisu...

Turkiga oo tababaraya Booliska iyo Nabad-sugidda Somaliya 20 Aug 2013 | 08:18 am

Muqdisho:-(RT)Xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay inay ka caawinayso Soomaaliya adkeynta ammaanka iyo dib u dhiska haya’daha amniga kaddib markii Al-shabaab ay weerarro la beegsaday shaqaalaha Turkiga ah...

Gudoomiye Jawaari oo la kulmay Madaxweynaha Uganda(Sawiro) 18 Aug 2013 | 05:16 am

Kampala:-(RT)Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maalmahan socdaal shaqo wafdi uu hogaaminayo ay ku joogaan dalka Uganda ayaa magaalada Kampala kula...

Nin lagu soo eedeeyay dilka Wariye Absuge oo ladilay(Sawiro) 17 Aug 2013 | 08:33 pm

Muqdisho:-(RT)Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xakun dil ah ku fulisay gacan ku dhiiglihii dilay Wariye Xasan Yusuf Absuge bishii September ee sanadkii 2012-kii. Fulinta xukunkan dilka t...

Four Kenyan policemen killed in suspected al Shabaab raid 17 Aug 2013 | 08:22 pm

Nairobi:-(RT)Four Kenyan police officers were shot dead in the border county of Garissa when 40 heavily armed men, suspected of belonging to Somali militant group al Shabaab, attacked a police post, a...

Afar ka tirsan Booliiska Kenya oo lagu dilay weerar gudaha Kenya 17 Aug 2013 | 08:18 pm

Nairobi:-(RT)Afar sarkaal oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday deegaan lagu magacaabo Galmagalla oo ku yaalla xadka Somalia iyo Kenya u dhexeysa, kaddib markii ay weerareen ...

AMISOM will investigate with the F.G.the rape against its soldiers in Mogadishu 16 Aug 2013 | 02:03 pm

Mogadishu RT)The African Union Mission in Somalia (AMISOM) is investigating allegations of rape made against its soldiers in the Somali town of Maslah. AMISOM and the Federal Government of Somalia (F...

Wasiirada Adeega Bulshada oo la siiyay”FIFA Fair Play”(Sawiro) 16 Aug 2013 | 01:54 pm

Muqdisho:-(RT)Wasiirada horumarinta adeega Bulshada Drs Maryan Qaasim ayaa ku amaantay talaabada ururka FIFA uu koorsooyinkiisa ugu soo raray gudaha dalka Soomaaliya iyadoo xustay in dowlada Soomaali...

Somali Federal Government response to MSF Ceasing Operations in Somalia 16 Aug 2013 | 01:30 pm

Mogadishu RT)The Federal Government of Somalia is deeply saddened by the decision of Médecins Sans Frontières (MSF) to withdraw its operations from Somalia. Federal Government of Somalia recognizes th...

Golaha Wasiirada oo maanta ka hadlay go’aanka MSF(Sawiro) 16 Aug 2013 | 01:28 pm

Muqdisho:-(RT)Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shir...

Recently parsed news:

Recent searches: