Sabahionline - sabahionline.com

General Information:

Latest News:

Xubno ka tirsan mucaaradka Tansaaniya oo su'aalo laga waydiiyay isku soo bax ay ka hadleen 26 Aug 2013 | 05:00 am

Bilayska Tansaaniya ayaa istaajiyay oo su'aalo waydiiyay guddoomiyaha qaranka ee xisbiga mucaaradka ah ee Chama Cha Demokrasia na Maendeleo (CHADEMA...

Puntland oo dhalleeceeysay shir qaran oo la qorsheeynayo in uu ka dhaco Muqdisho 26 Aug 2013 | 05:00 am

Xukuumadda maamul-goboleedka Puntland ayaa Axaddii (25-kii August) waxa ay dhalleeceeysay shir qaran oo ay soo qaban-qaabisay xukuumadda federaalka S...

Xukuumadda Soomaaliya oo shirkadaha diyaaradaha siisay todobaad ay isku diiwaan-galiyaan 26 Aug 2013 | 05:00 am

Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa amar ku siisay dhammaan shirkadaha diyaaradaha ee ka shaqeeya dalka in ay iska diiw...

Kimaiyo oo bilayska uga digay si xun u isticmaalka hubka 26 Aug 2013 | 05:00 am

Kormeeraha Guud ee Bilayska Kenya David Kimaiyo ayaa uga digay bilayska in ay hubkooda u isticmaalaan rayidka, sidaana waxa Axaddii (25-kii August)...

Taliye ka tirsan Ciidamada Qaranka Soomaaliya oo ay dileen ciidankiisa laguna aasay Muqdisho 26 Aug 2013 | 05:00 am

Taliyihii Guutada Labaad ee Ciidamada Qarnka Soomaaliya (SNA) Gaashaanle Sare Cali Guure ayaa Axaddii (25-kii August) lagu aasay magaalada Muqdisho k...

3 ku dhimatay dagaallo qabali ah oo ka dhacay xudduudda Kenya iyo Itoobiya 26 Aug 2013 | 05:00 am

Ugu yaraan saddex qof ayaa la dilay tan iyo Sabtidii kadib dagaallo xudduudda Kenya iyo Itoobiya ee Mooyaale ku dhex maray laba qabiil oo dagaal ka d...

Xukuumadda Jabuuti iyo mucaaradka oo gaaray heshiis horudhac ah 26 Aug 2013 | 05:00 am

Xisbiga talada haya ee Jabuuti iyo isbahaysiga ugu weyn mucaaradka ayaa Sabtidii (24-kii August) soo gabagabeeyay wadaxaajood socday todobaad, iyaga...

Guddigii loo saaray dilkii Rogo oo ku guul-darreeystay in ay helaan dilaagii, dalbadayna baaritaan guud 26 Aug 2013 | 05:00 am

Guddi-howleedkii loo xilsaaray baaritaanka dilkii wadaadkii Islaamiga ahaa Aboud Rogo Mohammed ayaa ku guul-darreeystay in ay helaan shakhsiyadda dil...

Galgaduud oo la dagaalamaysa nabaad guurka iyada oo mamnuucaysa dhuxusha 26 Aug 2013 | 05:00 am

Heshiis ay wada saxiixeen hoggaamiyayaasha shanta degmo ee Galgaduud, ayaa sheegaya in qof walba oo la qabto isaga oo gooynaya dhirta si uu dhuxul uga sameeyo uu wajahayo lix bilood oo xarig ah iyo $3...

Tansaaniya oo tallaabooyin adag ka qaadaysa soo galinta maandooriyaha 26 Aug 2013 | 05:00 am

Kadib markii la qabtay maandooriye aad u badan, ayaa madaxda Tansaaniya ay adkaynayaan ammaanka garoomada diyaaradaha iyo meelaha kale ee laga soo galo, sidoo kalena diyaarinayaan sharci adag oo ka dh...

Recently parsed news:

Recent searches: