Saxafada - saxafada.com

Latest News:

Paul Scholes:Oo Hal Sano U Saxiixay Manchester United‏. 31 May 2012 | 05:05 am

Xiddiga qadka dhexe uga ciyaara kooxda Man Utd Paul Scholes ayaa 12 bilood ka hor go’aan ku gaaray inuu iska siboo kubaha maadaama ay da’adiisu kor u dhaaftay 36 sano. Laakiin 37 jirkaani ayaa door mu...

Amniga DKMG Somalia oo Adkeeyey Ammaanka Afgooye 31 May 2012 | 03:53 am

Agaasimaha Hay’adda Nabad-suggida DKMG, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ammaanka waddada iyo degmada Afgooye labadaba la adkeeyey. Arrintan ayaa timid kadib markii maalintii shalay ahayd ay kooxda...

3 Askari oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Gaalkacyo 31 May 2012 | 02:44 am

Qarax ka dhashay miinada dhulka lagu aaso ayaa dilay 3 askarta booliiska Puntland, isla markaana dhaawacay ugu yaraan 15 kale. Dhimashada iyo dhaawaca ayaa dhacay kadib markii ciidanka booliisku uu is...

Pep Guardiola Oo Dalbaday Inuu Si Fool Ka Fool Ah U La Kulmo Milkiilaha Chelsea Roman Abramovich. 30 May 2012 | 06:43 pm

Pep Guardiola ayaa doonaya inuu kulan fool ka fool ah la yeesho milkiilaha Chelsea Roman Abramovich ka hor inta uusan go’aansan inuu noqdo tababaraha kooxda Chelsea ama hadii kale. Sida ay qortay The ...

“Igu Soo Tuur Moos, Waana Ku Dili Doonaa” Ayuu Ku Hanjabay Balotelli Ka Hor Euro 2012. 30 May 2012 | 05:44 pm

Mario Balotelli ayaa ku hanjabay inuu isaga bixi doono garoonka hadii cunsurinimo lagula kaco ciyaaraha Euro 2012, isagoo sheegay inuu dili doono qof walba oo isku dayaa inuu moos ku soo tuuro isaga. ...

Xulka France Ee Euro 2012 Oo La Magacaabay Iyo Yoann Gourcuff Oo La Soo Tagay. 30 May 2012 | 11:59 am

Tababaraha xulka France Laurent Blanc ayaa ka ka soo tagay ciyaaryahankii khadka dhexe ee Yoann Gourcuff iyo daafaca Mapou Yanga Mibiwa, isagoo magacaabay 23ka ciyaaryahan ee France u mataleysa ciyaar...

Tababare Cesare Prandelli Oo Ku Dhawaaqay 23ka Ciyaaryahan Ee Italy Uga Qeybgalaya Euro 2012. 30 May 2012 | 10:51 am

Daafaca Andrea Ranocchia iyo weeraryahan Mattia Destro ayaa laga saaray xulka Italy ka dib markii tababare Cesare Prandelli uu magaacabay maanta 23ka ciyaaryahan ee Italy u matalaya koobka Euro 2012. ...

Johnson Iyo Welbeck Oo Taam Noqday Xilli Hodgson Uu Gudbiyay Xulka England Ee Euro 2012. 30 May 2012 | 09:36 am

England ayaa ugu danbeyn u gudbisay UEFA 23keeda ciyaaryahan ee ugu qeybgalaya Euro 2012, waxaana qeyb ka ah Glen Johnson iyo Danny Welbeck oo looga shaki qabay dhaawac. Labada ciyaaryahan ayaan ciyaa...

Laba Walaalo ah oo lagu Xiray Denmark 30 May 2012 | 08:41 am

Hay’adda amniga iyo Sirdoonka ee dalka Denmark ayaa sheegtay inay xidhay laba dhalinyaro oo walaalo ah oo Soomaali kuwaasoo looga shakiyay inay qorsheynayeen weerar argagixiso. Hay’addu waxay ku shee...

Kulankii Saaxiibtinimo Ee Italy Iyo Luxembourg Oo La Baajiyay. 30 May 2012 | 07:22 am

Kulanka saaxiibtinimo ee xulka Italy ay la ciyaari lahaayeen Luxembourg caawa ayaa la baajiyay ka dib markii uu dhulgariir ka dhacay Talyaaniga. Ka dib markii dhulgariir cabirkiisa lagu sheegay 5.8 uu...

Recently parsed news:

Recent searches: