Shabelle - shabelle.net - Shabelle Media Network

Latest News:

QM oo ku eedeysay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Ciilmooge musuqmaasuq iyo wax isdaba marin 21 Jul 2013 | 01:55 pm

Warbixinta uu soo saaray guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan cunaqabateynta saaran Soomaaliya iyo Eritrea ayaa waxaa ay ku eedeysay Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta dowladda federaalka...

gabdho lagu kufsaday Magaalada Kismaayo 21 Jul 2013 | 01:39 pm

Kismaayo-(Sh.M.Network)-Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in xalay Ciidamo ka tirsan kuwa Maleeshiyada Raaskaambooni oo ay wehliyaan Ciidamo Kenyan a...

Prof Baadiyow: Dowladdaan Gebi ahaan waa ay baabi’isay Rajadii shacabka 21 Jul 2013 | 01:15 pm

Nairobi-(Sh.M.Network)-Prof: C/raxmaan Cabdullaahi Baadiyow oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn waxa uu sheegay in dowladda So...

Madaxii Garsoorka B/weyne oo u geeriyooday dhaawac weerar lagu qaaday ka soo gaaray 21 Jul 2013 | 12:56 pm

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Waxaa dhaawac soo gaaray Isbitaalka Magaalada B/weyne ugu geeriyooday Madaxii Garsoorka Maxkamadda Degmada Macallin Xasan Cilmi Ciyoow kaasi oo xalay kooxo ku hubeysna Bastoola...

Degmooyinka Shangaani iyo Boondheere oo xalay ku loolamay Tartan aqooneedka Shabelle 21 Jul 2013 | 12:42 pm

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Shabelle ee Bisha barakeysan ee Ramadaan oo loogu tala galay in ay sare  u qaadaan Aqoontooda,dhalinyarada ku dhaqan Degmooyinka Gobolka Banaadir ...

Ammaanka Muqdisho oo faraha ka sii baxayo 21 Jul 2013 | 12:34 pm

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya oo bilo ka hor amnigeedu uu ahaa mid soo hagaagayay , rajana ay ka qabeen dadka shacabka ah in Muqdisho Amni iyo kala dambeyn ay ka ...

Heshiis ay gaareen Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo Hogaamiyaha Raaskaambooni 21 Jul 2013 | 11:59 am

Nairobi-(Sh.M.Network)-Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax C/qaadir ayaa la xaqiijiyay in Heshiis buuxa oo ku saabsan arrinta Kismaayo uu la gaaray Hoggaamiyaha  Raaskaambooni oo sheegta in uu yahay M...

Muwaadin Soomaaliyeed oo Xukun xarig ah ku wajahaya Ingiriiska 21 Jul 2013 | 11:32 am

London-(Sh.M.Network)-Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Magcaabo Mahdi Hashi 23 jir ah ayaa wajihi doono xabsi daa’in haddii lagu helo dambiyada loo heysto,waxaana wiilkaasi uu iminka  yahay maxbuus sugay...

Kulanka Xeerka Saxaafadda Xukuumadda looga soo horjeedo oo Saxafiyiin ay B/weyne ku yeesheen 20 Jul 2013 | 06:24 pm

B/weyne-(Sh.M.Network)-Kadib kulan ballaaran oo ay Maanta ku yeesheen Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Suxufiyiinta ka howl gasha Gobolkaasi ayaa waxa ay si weyn uga soo horjeesadeen sharciyo d...

Baarlamaanka oo kulan Xasaasi ah Muqdisho ku yeeshay 20 Jul 2013 | 05:41 pm

Muqdisho-(Sh.M.Network)Kadib kulan xasaasi ah oo maanta Mudanayaasha Baarlamaanka ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho kaasoo qeyb ka ah kalfadhiga aan caadiga ahayn ee koowaad ku...

Recently parsed news:

Recent searches: