Somalilandpost - somalilandpost.net - Somalilandpost

Latest News:

Gudida Abaaraha Awdal Iyo Masuuliyiin Kale Oo ka hadlay Musuqmaasuq lala Xidhiidhinayay Badhasaabka Gobolkaas 27 Aug 2013 | 08:34 pm

Boorame (SLpost)- Xoghayaha Gobolka Awdal, oo ay weheliyaan xubno ka mid ah gudida Abaaraha ee gobolka Awdal ayaa maanta ganafka ku dhuftay war lagu baahiyay saxaafada Internetka, kuwaasi oo arimo mus...

Gudoomiyihii Hore ee Degmada Allaybaday Arinkiisu Ma Nin Daad Qaaday Xunbo Cuskaybaa? – W/Q: Maxamed Haldoor 27 Aug 2013 | 08:11 pm

Salaan ka  dib,  masuul kasta oo umad xil u qabtaa waxa uu kasbadaa sharaf haddii uu wax-qabad la taaban karo iyo taariikh kaga tago bulshada dhexdeeda, laakiin waxa karaamadiisa iyo sharaftiisa ay go...

Xukuumadda oo joojisay Ruqsadaha la siiyo Wershadaha Cusub ee noocoodu hore uga jiray Dalka 27 Aug 2013 | 01:44 am

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad), ayaa sheegay inay xukuumaddu wax ka qaban doonto caqabadaha ku gadaaman warshaydleyda dalka isla ma...

Waa Su’aal Da’weynoo Madaxa daalinayse, Hadii dabku dhaxamoodo maxaa lagu diiriyaa? Jawaab?…Xukuumada Soomaaliland waxii lagu dabiibi dadweynahaa lawe... 27 Aug 2013 | 12:57 am

Hadal iyo murtiba umada Af-Soomaaliga ku hadashaa hore ayey u dhamaysay.. waxaa jiri jirey nadaam iyo hab dhaqan aynu kusoo caano maalnay, kaasoo ahaa mid labadii isqabta/dirirta lagu kala saaro umadn...

Milicsiga Shirarkii ay hore u soo qabsatay Beesha Sacad Muuse – W/Q: Cali Cabdi Coomay (Q.2aad) 27 Aug 2013 | 12:45 am

Cali Coomay 2.  Shirkii 1946-kii Shirkan beesha Sacad Muuse qabsatay ayaa ka dhacay magaalada Hargaysa. Ujeedada shirkan ayaa ahayd sidii looga arrinsan lahaa mag lagu xukumay beesha oo lacagteedu x...

Xukuumadda Somaliland oo Heegan Galisay Ciidamadeeda Milatariga, kana digtay Khasaare ka dhasha socdaalka Madaxweyne ku-xigeenka Maamu-goboleedka Punt... 27 Aug 2013 | 12:39 am

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade, ayaa ka hadlay safar uu madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ku yimid deegaan ka  tirsan gobolka Sool oo k...

Maxaad ka taqaanaa Shiikh Xasan Daahir Aways? 27 Aug 2013 | 12:34 am

Waxaan go’aansaday inaan warbixin kooban ka qoro Shiikh Xasan Daahir aweys, qoraalkan waxaa igu kalifay inaan qoro, sedex arimood oo kala ah. 1-Waxaan ogaaday ummadda soomaiyeed inteeda badan inaysan...

Burco: 76 Qof oo Isu-diiwaangeliyey ka-qayb-galka Saamiga Shirkadda Pontus Marine oo maal-gashi ku samaynaysa Wax soo-saarka Kalluumaysiga 27 Aug 2013 | 12:25 am

Burco (SLpost)- Shirkad ka shaqayn Doonta ka ganacsiga kalluunka oo magaceedu yahay Pontus Marine, ayaa caawa Kulan Balaadhan ku qabtay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer gaar ahaana Hotel Ba...

“Dhalandhoolka dhallaanka dhib weyn baan ku Qabaa” – W/Q: Samataliye Cabdisitaar Dubad 26 Aug 2013 | 06:59 pm

“Dhadhamada dhalaankani dhul-shisheeye loo dhigay dhulgariir ka Daraneee dhalintii dhulkaygaay dheef miyaad u aragteen dhalanteedka Yurubee afrikaan dhiciisiyo Magafiyo dhibtiisii Saxarii dhu....

BASHAAR AL ASAD: HITLARKII QARNIGA – Taariikhda Calawiyiinta, Caqiidooyinka Faasidka Ah Ee Aaminsan yihiin Iyo Halka Ay Salka Ku Hayso Cadaawaddoodu 26 Aug 2013 | 06:56 pm

Bashar Al-asad In badan oo dadka ka mid ahi maanta waxa ay is waydiinayaan Shakhsiyadda Bashaar Al Asad, Calawiyiinta iyo sida ay u burburinayaan wadanka Suuriya oo ka mid ahaa dalalka ugu muhiimsan ...

Recently parsed news:

Recent searches: