Somaliska - somaliska.com - Somaliska

Latest News:

Dowlada Sweden oo isbadalo ku samaynaysa qaabilaada soo galootiga 27 Aug 2013 | 01:24 pm

Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay qorshe cusub oo magaalooyinka qaata dadka qaxootiga ugu badan lagu siin doono lacag dheeri ah. Sidoo kale magaalooyinka diida in ay qaataan qaxootiga ayaa lacagta la...

Agaasimaha xafiiska shaqada (Arbetsförmedlingen) oo shaqada laga cayriyay 25 Aug 2013 | 09:47 pm

Haweenayda agaasimaha ka ah xafiiska shaqada (Arbetsförmedlingen)  oo lagu magacaabo Angeles Bermudez-Svankvist ayaa shaqada laga cayriyay ka dib markii ay la soo daristay fadeexado ku saabsan safaro ...

Gabdhaha Muslimiinta Xijaabka xirta oo bartilmaameed ka noqday Sweden 24 Aug 2013 | 10:55 pm

Isbuucaan waxaan soo qornay in gabar Muslimad ah oo uurleh lagu weeraray xaafada Farsta ee ka tirsan magaalada Stockholm. Ka dib dhacdadaas ayaa waxaa mudaharaad ka dhacay Stockholm iyadoo siyaasiyiin...

Suntii qabiilka oo soo laba kaclaysay 23 Aug 2013 | 06:14 pm

Bilihii u dambeeyay waxaa fadhi ku dirirka Soomaalida ku soo kordhay arimaha siyaasada ee salka ku haya qabyaalada. Qaasatan arimahaan ayaa ka dambeeyay ka dib markii la doortay dowlada Cusub ee Somal...

Soomaali ka mudaharaaday caruur waalidkood laga qaatay 22 Aug 2013 | 01:55 pm

Dad gaaraya illaa iyo 100 qof oo soomaali ah ayaa waxa ay isugu soo baxeen magaalada Eskilstuna, dadka isu soo baxay ayaa waxa ay  ka cabanayeen in si sharci daro ah  laba caruur ah oo da´doodu yar ta...

Siyaasiyiin Swedish ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay Muqdisho 21 Aug 2013 | 11:51 pm

Saakay ayaa labo siyaasi oo ka tirsan xisbiga Vänsterpartiet (V) waxaa dhaawac iyo dil loogu geystay magaalada Muqdisho. Siyaasiyiinta oo kala ah wiil Soomaali-Swedish ah oo lagu magacaabo Abdirahim H...

Sweden oo ka hadashay taageeradeeda ku aadan Soomaalia iyo soomaalida oo doonayo in ay dhowr gacmood ku tuugsadaan 21 Aug 2013 | 03:11 pm

Maalintii isniinta waxaan ka qeyb galay shir ay soo qabanqaabisay Hay’ada Sweden u qaabilsan deeqaha caalamiga ah ee lagu magacaabo (SIDA). Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Soomaali badan oo ka k...

Sidee ayay Soomaalida Sweden u arkaan bogga Somaliska.com [Video] 20 Aug 2013 | 01:51 pm

Si aan u ogaano baahida iyo aragtida ay qabaan akhristayaasha bogga Somaliska.com ayaan mikrofoonka la dhexqaadnay qaar ka mid ah Soomaalida Sweden oo aan wax ka weydiinay sida ay u arkaan bogga Somal...

Dumarka Sweden oo maanta xirtay Xijaabka Muslimiinta 19 Aug 2013 | 08:06 pm

Qaar badan oo ka mid ah dumarka Sweden oo ay ku jiraan siyaasiyiinta ayaa maanta go’aansaday in ay xirtaan Xijaabka gabdhaha Muslimiinta. Sababta ka dambaysa arintaan ayaa ah in ay ka mudaharaadayaan ...

Haweenay Muslim ah oo uurleh oo la weeraray 19 Aug 2013 | 01:17 pm

Habeenkii sabtida ayaa gabar Muslim ah oo Xijaab xiran isla markaana xaamilo ah lagu weeraray xaafada Farsta ee ka tirsan Stockholm. Gabadha Muslimada ah ayaa nin weerar ku qaaday isagoo madaxa ugu ga...

Related Keywords:

google.com, somaliska, ee nobel peace prize, abdi rasak kenya, somaliska.com, tv4 ay, si malung, lexikon sfi, migration sverket, lexi somaliska

Recently parsed news:

Recent searches: