Soomaalidamaanta - soomaalidamaanta.com

General Information:

Latest News:

Yohan Cabaye uma ciyaarayo Newcastle ilaa laga iibiyo Arsenal 27 Aug 2013 | 02:02 pm

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Newcastle United Yohan Cabaye ayaa usheegay kooxdiisa in uusan uciyaari doonin ilaa go,aan laga gaarayo mustaqbalkiisa . Xidiga wadanka France oo lala xiriirinayo kooxda...

Hub iyo la Tuhmayaal baddan oo gacanta lagu dhigay. (Warbixin) 27 Aug 2013 | 12:34 pm

Normal 0 false false false EN-US X-NONE AR-SA MicrosoftInternetExplorer4 Wararka naga soo gaarayo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada amaanka ka dib ...

Magaaladda Baladweyne oo kacsan iyo Qaraxyo xoogan oo gowr dhow ka dhacay. 27 Aug 2013 | 12:28 pm

Warar naga soo gaaray magaalada B/weyne ayaa sheegaya in saaka laga maqlay qarax aad uxoogan oo loo maleynayo inuu ahaa mid la ismiidaamiyey kaasi oo lala eegtay fariisin ciidamada AMISOM ku leeyihiin...

Cirfo oo markii ugu horeysay Ballan qaadyo u sameeyay Shacbiga ku nool deegaanada Galgaduud 27 Aug 2013 | 12:21 pm

Maamulka cusub ee gobolka Galgaduud ayaa ballan qaaday inuu fulinayo ballan qaadkii R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid oo xiligii uu safarka ku tagay gobolka Galgaduud ku dhawaaqay in dhmamaan de...

Wayne Rooney oo ku fakaraya in uu heshiiska ukordhiyo kooxda Man United 27 Aug 2013 | 12:20 pm

Jariirada Manchester Evening News ayaa sheegtay in Wayne Rooney uu doonaayo in uu ku sii sugnaado garoonka Old Traford xagaagan . 27 jirka Ingriiska ayaa la sheegay in uu kulan qarsoodi ah la qaatay ...

(DAAWO SAWIRADDA):- LA YAABKA DUNNIDDA:- Shirkad Oday 106-Jir Riyadiisi U Rumaysay Diyaarad uu Codsaday In Dhimashadiisa ka hor lagu qaado 27 Aug 2013 | 12:15 pm

Normal 0 false false false EN-US X-NONE AR-SA MicrosoftInternetExplorer4 Oday boqol iyo lix jir ah, oo u dhashay dalka Nepal ayaa dhawaan mar uu ku dhacay Hargab Shinbireedka xiliga gu?ga dhu...

Shaaha Bigayska ah oo ka Hortaga Suuska Ilkaha ku Dhasha 27 Aug 2013 | 12:01 pm

Normal 0 false false false EN-US X-NONE AR-SA MicrosoftInternetExplorer4 Drs. Carrie Ruxton oo hoggaaminaysay cilmi-baadhistan, ayaa tilmaantay in daawada ugu fiican ee ilkuhu tahay in qofku ...

Qarax Khasaara geystay oo ka dhacay Magaalada Bosaaso 27 Aug 2013 | 11:54 am

Qarax xoogan ayaa lala eegtay Kolonyo Ciidamada maamulka Puntland oo kusafraayay duleedka magalada bosaaso ee xarunta Gobolka bari. Qaraxaan oo ahaay nuuca miinada dhulka lagu aaso kasoo lasheegay in...

Prof Jawaari oo beenniyay haddal kasoo yeeray C/raxmaan Faroole. 27 Aug 2013 | 11:49 am

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Jawaari ayaa lagu beeniyay in wax laga bedelay Dastuurka KMG ee dalka Soomaaliya,xilli maamulka Puntland uu ka dhawaajiy...

Ciidamo daacad u ahaa Hoggaamiyaha Raaskambooni oo Qaraxlala eegtay. (Warbixin) 27 Aug 2013 | 11:39 am

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa ku waramayaa inuu saaka halkaasi ka dhacay qarax khasaro geestay. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa dadka...

Recently parsed news:

Recent searches: