Xogsheeg - xogsheeg.com - XOGSHEEG

Latest News:

Shidaal laga Baaro Soomaaliya oo Dagal Sababi Karo Warbixin QM ay So saartay. 17 Jul 2013 | 04:55 pm

Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan dabagalka xayiraadda hubka ee dalalka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa ka digay in shidaal baaris shirkado Reer Galbeed ah ay ka wadaan deegaanno lagu muransan yahay o...

Madaxweyne Kuxigeenka Dawlada Kenya oo Sheegay Innabad gelyada Kenya ay ku xiran tahay Dib u Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed 17 Jul 2013 | 04:51 pm

Madaxweyne Kuxigeenka Dawlada Kenya William Rutto  ayaa sheegay inay nabad gelyadooda ku xiran tahay dib u celinta Qaxootiga Soomaaliyeed. William Rutto ayaa sheegay inay Nabad gelyada Dalka Kenya ay...

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo amaanay howlgalka Kenya ee Jubooyinka 17 Jul 2013 | 04:45 pm

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ka mida mudanayaasha Barlamanka Soomaaliya ayaa amaanay hawgalka ciidanka AMISOM ee Jubooyinka oo uu sheegay inay ka soo baxeen doorkoodii, xildhibaanka oo Rad...

Maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe oo dowlada ka codsatay in ay iska bariyeesho Col. Barre Hiiraale 17 Jul 2013 | 04:39 pm

Maamulka Axmed Madoobe ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku sheegey in dowladda Soomaaliya uu ka codsanayo inay iska bari yeesho Col. Barre Aadan Shire Hiiraale oo sida ay yiraahdeen iskaashi la yeesh...

Axkaamta Soonka Q: 7aad W/Q: Sh Calinuur Xoogsade 16 Jul 2013 | 05:45 pm

Axkaamta Soonka Q: 7aad Waxaan Maqaalkana oo ah kii todobaad kusoo qaadan doonaa waxyaabaha soonka jabiya kuwooda la isku raacsan yahay iyo kuwa culimada Musliminta ku kala aragto duwan yihiin anigoo...

Axkaamta Soonka Q: 6aad‏ W/Q: SH Calinuur Xoogsade 16 Jul 2013 | 05:41 pm

Waxaan markana soo gudbinayaa qeybtii lixaad Axkaabta soonka Ramadaanka waxanan kusoo qaadi doonaa Waayeela awooda ama aan awoodin mararka qaar ma aanba soon oo dhanba awoodin ama garaadka aan laheyn ...

Axkaamta Soonka Q: 5aad‏ W/Q: Sh Calinuur Xoogsade 16 Jul 2013 | 05:37 pm

Waxaaan markana kasii hadli doonaa Axkaamta soonka qeybtii 5aad waxaanan kusoo qaadan doonaa  arimaha quseeya qofka muslimka ah ee buka iyo sida uu soomayo. 5- Soonka Muslimka Caafimaadaka qaba ayuu....

Axkaabta Soonka Q:4aad W/Q: Sh Calinuur Xoogsade 16 Jul 2013 | 05:32 pm

Wakaanaa kasii hadli doonaa Axkaamta soonka qeybtii afxaan markaana kusoo qaadan doonaa Axkaamta ku saabsan qofka muslimka ah ee safraa ayadoo lagu jiro bil Ramdaan. 4- Muslimka aan safar ku jirin .....

Axkaamta Soonka Q: 3aad W/Q: Sh Calinuur Xoogsade 16 Jul 2013 | 05:27 pm

Waxaa jira waxyaabo Dumarka ku gaar ah markaa soonka la joogo si taas aan uga boganana waxaan soo gudubin doonaa Axkaamta Soonka dumarka ku gaarka ah. Waxaa ka reeban gabadha Muslimada ah inay soonto...

Axkaamta Soonka Q: 2aad W/Q: Sh Calinuur Xoogsade 16 Jul 2013 | 05:21 pm

Soomitaanka Ramdaanku waa Waajib sida ku cad Kitaabka Sunaha iyo Ijmaaca Muslimiinta waana arin ay muslimiinta oo dhan jiilba jiil caamo iyo culimo wada aamisan yihiin. Suura Al-baqara Aayada 183aad:...

Recently parsed news:

Recent searches: