Allgedo - allgedo.com - Allgedo.com

Latest News:

Madaxweynaha Soomaaliya oo abuuray Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed (Sawiro) 27 Aug 2013 | 08:33 pm

Muqdisho, 27 August 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar a...

Prime Minister declared August 27 as the National Day of Human Rights 27 Aug 2013 | 08:27 pm

Mogadishu, August 27, 2013…… His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon announces August 27 as the National Day of Human Rights for Somalia. This momentous day came after the Council of Minister...

Xukuumada Soomaaliya oo 27-ka Agoosto u aqoonsatay maalinta xaquuqda aadanaha Soomaaliya (Sawiro) 27 Aug 2013 | 08:24 pm

Muqdisho, Somalia (AOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku dhawaaqay in 27 August ay tahay maalinta Xaquuqda Aadanaha ee Soomaali...

Jawaabta ay dowladda ka bixisay wararkii sheegayay in Dastuurka wax laga badalay ma ahan mid sharciga waafaqsan (Arag sababta) 27 Aug 2013 | 11:13 am

Kaddib markii intii muddo ahba ay soo baxayeen warar sheegayay in Dastuurkii KMG-ka ahaa ee Soomaaliya si qarsoodi ah wax looga badalay, ayaa waxaa maanta warsaxaafadeed ku qornaa luuqadaha Soomaaliga...

Dowladda oo jawaab ka bixisay warar sheegayay in Dastuurka KMG-ka ah wax laga badalay (Arag jawaabta dowladda oo ku qoran luuqadaha Soomaaliga, Ingiri... 27 Aug 2013 | 10:00 am

Dhowr goor ayaa warar kala duwan laga soo saaray eedeymo la xariira in la gacan togaaleeyay ama si aan sharciga waafaqsaneyn wax looga bdeddelay Dastuurka ku meel gaarka ah.  Baarlamaanka Federaalka a...

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sh. Maxamuud waa in uu iscasilaa isagoo dhowrayo jiritaanka Qaranimada Dalka iyo Karaamada S... 27 Aug 2013 | 01:33 am

Idaaradda Ururkan, waxay usoo jeedinayaan Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo Xilka Dalka qabtay Agoosto 2012-2016, inuu Iska-Casillo Mas’uuliyadda Shacabka u hayo (With due re...

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo maanta Muqdisho ka furay Seminaar (Sawiro) 27 Aug 2013 | 12:39 am

Muqdisho, Somalia (AOL) – Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Ambassador Abdisalam Haji Ahmed Liban ayaa maanta Muqdisho ka furay Seminaar ku saabsan howlgelinta Sa...

Gudoonka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Xiliga Uu Furmayo Kalfadhiga Seddexaad Ee Golaha Shacabka 26 Aug 2013 | 08:04 pm

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Kalfhadhiga Seddexaad ee Baarlamaanka Dalka uu furmayo 10ka bisha September ee fooda nagu soo heeys...

Wadahadaladii Dowlada iyo Maamulka Axmed Madoobe oo la filayo in Maanta la soo gabagabeeyo 26 Aug 2013 | 12:02 pm

Wararka ayaa sheegaya in ugu danbayn maanta la doonayo in la soo gaba gabeeyo wadahadalada ka socda magaalada Addis Ababa ee u dhaxeeya dowlada iyo maamulka Axmed Madoobe ee ka taliya magaalada Kismaa...

Warqad furan oo ku socota Professor Cali Khalif Galleyr. By Cali Yaasiin Gurbe 26 Aug 2013 | 08:37 am

Waayahaan dambe waxaa gayiga Soomaaliyeed saabtay, qaylo-dhaan sheegaysa in Cali Khalif Galleyr noqday siyaasi aan qumanayn. Amar Ilaahay, waxaa Alle igu soo duwey, inaan siyaasiinta haragga weyn ee ...

Recently parsed news:

Recent searches: