Ceelbuurstate - ceelbuurstate.com - 美活ちゃんねる*ダイエットで体型維持*

Latest News:

ugaaska beesha murusade oo ka qeybgalaya shir oday dhaqameedka soomaalida uga furmay xamar 7 May 2012 | 07:15 am

Ugaaska beesha murusade ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas faracadde ayaa dhawaan wuxuu ka qeybgalay shirka ay oday dhaqameedyada soomaaliyeed uag tashanayaan arimaha dustuurka soomaaliya ay yeelan

BEESHA KARANLE OO LA SHIREYSA RAG KA TIRSAN OO ALSHABAAB KA MID AH 27 Jan 2012 | 08:02 am

Waxaa maalmahan socda shirar u dhexeeya odayaasha dhaqanka ee beesha Karanle iyo rag beesha u dhashay oo ka mid ah xarakada Alshabaab kaasoo looga arinsanayo waxyaabaha

Madaxweynaha ceelbuur state oo jaaliyadaha dibadda ka codsadey iney ka qeybqaataan sidi alshabaab looga saari lahaa degaanadooda 6 Jan 2012 | 11:20 am

shir ballaaran oo uu madaxweynaha ceelbuur state uu ku qabtay qadka taleefanka ayna ka soo qeybgaleen dhamaan jaaliyadaha beesha karanle ee dibadaha deggan ayaa waxaa

CIIDAMADA ALSHABAAB OO KA GUURAYA DEGAANADA CEELBUUR IYO GALHAREERI 4 Jan 2012 | 01:43 am

Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ayaa sheegaya in ciidamadi Alshabaab ay isaga baxayaan degaanadaas iyadoo la arkayo iney u soo baxsanayaan degaanada

DKMG AH OO QABSATAY BALEDWEYENE IYO CIIDAMADA SHABAAB OO KA WADA BAXAYA GOBOLADA HIIRAAN IYO GALGUDUUD 1 Jan 2012 | 12:51 am

ciidamada DKMG oo garbsanaya kuwa ahlusuna iyo ciidamo yar oo itoobiyaan ah ayaa saakay ku ruuqaansaday magaalada baledeweyne oo ay awalba kaabiga u joogeen. wararka laga

jaaliyadda Karanle ee magaalada London oo dooratay maamul cusub 29 Dec 2011 | 08:46 am

shir dhawaan lagu qabtay magaalada London ee carriga Ingiriiska oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee ka kooban tahay jaaliyadda Karanle ayaa looga

beesha karanle ee wadanka keenya oo doortay gudiyo iyo maamul ku meel gaar ah 24 Dec 2011 | 10:26 am

Munaasabad Ballaaran oo ka dhacday Hotelka Weyn ee Grand Royal ee ku yaalla Magaalada Nairobi ayaa looga dhawaaqay Maamul ay sameesteen dhalinyarada beesha

HAMBALYO HAMBALYO CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED 22 Dec 2011 | 10:50 am

Madaxweynaha dowlad goboleedla ceelbuur state,golihiisa wasiirada, golaha baarlamaanka, haweenka ,aqoonyahanka maamulka ceelbuur state waxay hambalyo u dirayaan dhamaan saraakiisha,saraakiil xigeenka....

maxaa looga hadlayaa shirka garoowe? 22 Dec 2011 | 07:31 am

Marka laga hadlayo shir waxaa loo baahan yahay inuu lahado laba qodob oo muhiim ah kuwaasoo kala ah in la yaqaan dadka shirka ka soo

Recently parsed news:

Recent searches: