Geeska - geeska.net - Geeska Afrika Newspaper | Hargeisa, Somaliland

Latest News:

“Siilaanyo Wuu Fashilmay Sidii Uu Hoggaankii SNM-ba Ugu Fashilmay, Maantana Dalku Waa Is Dhex Yaac Oo Waa Bilaa Darawal” 27 Aug 2013 | 11:16 am

Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,ayaa daboolka ka qaaday inay kal-soonida kala noqonayaan madaxweyne Axmed Siilaanyo d aan laga wada tashan caqabadah...

Burco: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka & Ciidanka Qaranka Oo Eedaymo Isweyaarsaday Iyo Hakad Ku Yimid Hawlihii Garsoorka 27 Aug 2013 | 11:15 am

Burco(Geeska)-Maxkamadda Gobalka Togdheer ayaa shalay fowdo noqotay, ka dib markii ay isku dhaceen guddoomiyaha maxkamadda gobalka Togdheer iyo askari ka tirsan ciidamada qaranka oo maxkamadda u tagay...

Wargeyska The Horn Oo Shalay Faallo Ka Qoray Tirada Golaha Wasiirada 27 Aug 2013 | 11:14 am

Wargeyska The Horn,oo ah toddobaadle Ingiriisida ku soo baxa Isniin kasta oo ah mataanka Geeska Afrika, ayaa shalay qormadiisa tifaftirka wuxuu kaga hadlay tirada golaha wasiirada xukuumadda Somalilan...

Madaxweyne-xigeenka Puntland Oo Yimid Taleex Iyo Hanjabaada Warancade 27 Aug 2013 | 11:13 am

Taleex (Geeska) – Madaxwayne ku xigeenka Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdisamad Cali Shirre, ayaa markii u horaysay shalay safar ku gaadhay Degmada Taleex ee Gobolka Sool ee Somaliland...

Golaha Wakiilada Oo Albaabada Isugu Xidhay La Xisaabtanka Xukuumadda Iyo Xeerar Kale 27 Aug 2013 | 11:11 am

Hargeysa (Geeska) – Mudanayaasha Golaha Wakiilada, ayaa shalay maalintii labaad fadhi albaabadu u xidhan yihiin ku yeeshay xaryntooda Magaalada Hargeysa, waxaana fadhigaasi hagayey Guddoomiyaha Golaha...

God-haleeli: Xukuumadda Iyo Madaxdhaqamedka Oo Guntay Nabad Beelaha Walaalaha Ah Dhex Marta 27 Aug 2013 | 11:11 am

Hargeysa(Geeska)-Weftigii ka socday Xukuumadda iyo Madax-dhaqameedka ayaa shalay galab ku guulaystay inay guntaan sidii nabad looga dhex dhalin lahaa labadii Ardaa ee todobaadkii hore shaqaaqadu ku dh...

Madaxweynaha Suuriya Oo Maraykanka Uga Digay Weerar Uu Dalkiisa Ku Qaado 27 Aug 2013 | 11:10 am

Madaxweynaha dalka Suuriya ee ay xaaladu ku adag tahay ayaa dawladda Maraykanka uga digay inay weerar ku qaado ciidamadiisa, iyadoo ka jawaabaysa eedaymaha loo jeediyay ciidamada Bashaar Al Asad ee sh...

Ciidamada Badda Ee Talyaaniga Oo Shalay Badbaadiyay 116 Tahriibe Oo Ay Ku Jireen Muwaadiniin U Dhashay Somaliland 25 Aug 2013 | 11:40 am

Italy(Geeska)-Ciidamada Talyaaniga ayaa ayaa Sabtidii shalay badbaadiyay 200 oo tahriibayaal ah, kuwaas oo ay ku jireen kuwo reer Somaliland ahi. Tahriibayaashan oo ka tagay xeebaha wadanka Liibiya, ...

Wasiirka Khaarajiga Oo Soo Bandhigay Jidadka Uu U Marayo Aqoonsi U Raadinta Somaliland 25 Aug 2013 | 11:40 am

Hargeysa (Geeska) – Wasiirka arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa si mugle uga hadlay dedaalka uu u galayo qadiyadda Madax-banaanida Somaliland iyo sidii uu uga dhaadhicin lahaa beesha...

Weriye Ajaanib Ah Oo Warbixin Xiiso Leh Ka Qoray Abwaan Hadraawi 25 Aug 2013 | 11:39 am

Hargeysa(Geeska)-Saxafi ka tirsan warbaahinta Nation Media Group ee ka jirta wadanka Kenya, ayaa warbixin yaab leh ka qoray shakhsiyadda Abwaanka caanka ah Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi), oo uu sa...

Related Keywords:

geeska afrika, ado somaliland, george uu bush, the poorest parts of the ground, the purest parts of the graond, sawiradi ugu dambeeyay ee dalka liibiya, sawiradii ugu dambeeyay ee dalka liibiya, somalilansd news paper, which country has the higest gnd, qabiilada la yaso

Recently parsed news:

Recent searches: