Qaranimo - qaranimo.com - Qaranimo Online

Latest News:

Qaybtii labaad: Ciidamadu waa laf dhabarka Qarankeena 27 Aug 2013 | 06:43 pm

Siyaasadda Noocyada cusub ee  gumeysiga waxaa ka mid ah in laysaga kaa dhigo saaxiib daacad ah isla markaana hoos lagaa jalaafeeyo.  In lagu kala qaybiyo oo qayb kasta si gooni ah loola heshiiyo. In c...

Prime Minister declared August 27 as the National Day of Human Rights 27 Aug 2013 | 06:39 pm

Mogadishu, August 27, 2013 | His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon announces August 27 as the National Day of Human Rights for Somalia. This momentous day came after the Council of Minister...

Madaxweynaha Soomaaliya oo abuuray Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed 27 Aug 2013 | 06:36 pm

Muqdisho, 27 August 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar a...

Warsaxaafadeed Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamanka 27 Aug 2013 | 06:35 pm

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ku saabsan Dastuurka KMGka ah oo ku qoran luqadaha Somali, Arabic iyo English. HOOS KA AKHRISO QORAALADA AF-SOOMAALI AF-INGRIIS AF-CA...

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo maanta ka furay Muqdisho Seminaar ku saabsan howlgelinta Sanduuqa ka jawaab... 27 Aug 2013 | 06:18 pm

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Ambassador Abdisalam Haji Ahmed Liban ayaa maanta Muqdisho ka furay Seminaar ku saabsan howlgelinta Sanduuqa ka jawaab celinta d...

Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusa-mareeb 26 Aug 2013 | 10:07 pm

Warsaxaafadeed: Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Guddoomiyaha cusub ee G. Galgaduud oo maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Galgadu...

Young Somali designer melds culture and fashion 26 Aug 2013 | 07:53 pm

The Voice Africa | Monday, August 26, 2013 | Life in the diaspora has allowed many young Africans to flourish. ZamZam Duale, a Somali-Australian designer, who is only 19, is already taking giant strid...

Dekada Kismaayo Durdur Jano miyaa?? 26 Aug 2013 | 07:48 pm

Waxaan rabaa inaan yara ra’yi ka dhiibo wadahadalada ku dhex maraya Addis Ababa wafuuda ka kala socota dowlada dhexe ee Soomaaliya iyo maamul goboledka Jubaland ee uu hogaanka ka yahay Axmed Modoobe, ...

Jeneraal Dhegabadan ‘Waa in cadaalada la horkeenaa cidii kadanbeysay dilka Kor. Cali Guure’ 26 Aug 2013 | 07:44 pm

Abaanduulihii ciidamada xooga dalka Jen. C/kariin Yuusuf Dhega-Badan ayaa ugu baaqay Taliska ciidamada xooga dalka in cadaalada la horkeeno cidii ka dambeysay dilka Taliyihii guutada labaad ee ciidama...

Madaxweyne Xasan oo kulamo laqaatay safiirrada Maraykanka iyo Midowga Yurub 26 Aug 2013 | 07:37 pm

Kulamadaan maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud la qaatay safiirrada Maraykanka iyo Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, ayaa diirada lagu saaray, q...

Recently parsed news:

Recent searches: