Radiowidhwidh - radiowidhwidh.com - WIDHWIDH ONLINE

Latest News:

Jaaliyadda Khaatumo ee Nairobi oo Cambaareeyay Shirkii Xasan Iyo Axmed Siilaanayo(Daawo Video) 15 Apr 2013 | 04:08 am

Jaaliyadda Khaatumo ee Nairobi iyo siyaasiyiin kale oo ka soojeeda Soomaalida midnimada jecel ayaa canbaareeyey ficilada guracan ee liita ee Xasan Maxamuud Culusow, waaxayna sheegeen in masiirkii qara...

Waraysiga VOA-da Madaxweyne Xasan Culusow, iyo Lix Qodob u Baahan u Fiirsasho 15 Apr 2013 | 02:15 am

Waxaa jira lix qodob ee u baahan in si gaar ah loogu fiirsado. Saddex waxay ku jirtaa waraysiga VOA-da la yeelatay madaxweynaha koonfurta Somalia, saddexna heshiiska uu madaxweynuhu la galay jabhadda ...

Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed kusugan Magaalada Kismaay OO U Dabaal Dagay Sanaad Guuradii 53-aad CXDS(Daawo Video) 15 Apr 2013 | 12:17 am

Ciidamada xooga dalka ee kusugan magaalada Kismaayo ayaa dhoola-tus militeri kusoo bandhigay gudaha magaalada xili loo dabala dagayay sanad guuradii 53-aad ee ciidamada xooga dalka Soomaaliya. Halkan ...

Halkan Ka Daawo Sawiradii Xiligii Aan La Qaraxin Maxkamada Iyo Wariye Maxamed Xasan Xabeeb oo Ku Sugan Goobta 15 Apr 2013 | 12:11 am

Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ waxa uu cambaareynayaa weriye Maxamed Xasan Xabeeb oo la taliye dhinaca saxaafadda u qaabilsanaa maxkamadaha, kana soo shaqeeyay warbaahino dhowr ah ...

Man City Oo Daaqa Ka Saartay Chelsea Islamarkaana Iska Xaadirisay Finalka Koobka FA Cup 15 Apr 2013 | 12:04 am

Kooxda Man City ayaa iska xaadirisay finalka FA Cup oo ay wajihi doonaan Wigan ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen Chelsea ciyaar aheyd semi-finalka FA Cup oo xiiso laheyd oo ka dhacday garoonka Wemble...

Militants’ attack kills 29 at Somali courthouse 15 Apr 2013 | 12:00 am

Mogadishu, Somalia (CNN) — At least 10 heavily armed militants forced their way into a court building Sunday in Mogadishu, Somalia, and launched a deadly attack, according to a local journalist who wi...

Kooxda Al-Shabaab oo Sheegtay Masuuliyada Weerarka Lagu Laayay Koox Turkiyiin ah 14 Apr 2013 | 10:43 pm

Kooxda Al-shabaab ayaa waxa ay sheegteen weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay wadada isku xirta Km4 iyo garoonka dayaaradaha Aadan Cabdulle ee Muqdisho, kaas oo ay naftooda ay ku waayeen laba Tukiyiin a...

President Hassan Condemns latest attacks in Mogadishu 14 Apr 2013 | 10:32 pm

“This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said. Office of the President of Somalia Press release Sunday, April 14, 2013 The President of the Federal Republ...

Bombs and gun battles kill at least 19 in Somali capital 14 Apr 2013 | 10:22 pm

Mogadishu, Somalia (Reuters) – At least 19 people were killed in the Somali capital on Sunday in bomb attacks carried out by militants linked to al Qaeda and subsequent gun battles with the al Shabaab...

Daawo Muuqaal Laga Soo Duubay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho 14 Apr 2013 | 10:19 pm

Ugu yaraan 25  Qof ayaa ku dhintay qaraxyo gawaari loo adeegsaday oo lagu qarxiyay banaankaa hore ee Maxkamadada Gobolka Banaadir, iyadoo islamarkaasina rag dablay ah ay gudaha u galeen dhismaha Maxka...

Related Keywords:

widhwidh, dagaalkii kalshaale, carartey, horufadhi online, edu "comments" home businessa, lagu online, uk foreign office, mubarak fortunes, past aggressions online

Recently parsed news:

Recent searches: