Somalilandfuture - somalilandfuture.com - Somaliland Future

Latest News:

Maxaad ka taqaanaa Shiikh Xasan Daahir Aways?‏. 27 Aug 2013 | 02:32 pm

Maxaad ka taqaanaa Shiikh Xasan Daahir Aways? Waxaan go’aansaday inaan warbixin kooban ka qoro Shiikh Xasan Daahir aweys, qoraalkan waxaa igu kalifay inaan qoro, sedex arimood oo kala ah. 1-Waxaa...

Puntland oo soo gashay gudaha Somaliland, iyadoo madaxweyne-kuxigeenka puntland oo wata ciidan tiro badan uu awood kusoo galay magaalada Taleex + Vide... 26 Aug 2013 | 11:40 pm

Puntland oo soo gashay gudaha Somaliland, iyadoo madaxweyne-kuxigeenka puntland oo wata ciidan tiro badan uu awood kusoo galay magaalada Taleex + Video.

“Dhalandhoolka dhalaanka dhib weyn baan ku Qabaa” Qalinkii Samataliye Cabdisitaar Dubad. 26 Aug 2013 | 09:32 pm

“Dhadhamada dhalaankani dhul-shisheeye loo dhigay dhulgariir ka Daraneee dhalintii dhulkaygaay dheef miyaad u aragteen dhalanteedka Yurubee afrikaan dhiciisiyo Magafiyo dhibtiisii Saxarii dhun...

Hambalyo Meher Wacan:Sayid Abubakar Sayid C/laahi Xaaji Cilmi Nuur iyo Khadan Siciid Nuur Oo 26/08/2013 Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa‏. 26 Aug 2013 | 09:13 pm

Sayid Muxamad Sayd C/laahiXaaji Cilmi Nuur , Sh.Axmad Aw cilmi Nuur, Sh.Siciid Sh.C/raxmaan, Sh.Siciid Maydh, Sh.C/laahi Mataan, Sh.Xuseen Sh.C/raxmaan, Eng. Axmad Cabdi Cismaan Ilmas, Sh.Ibrahim Cabd...

Shirkadda Xawaalada Dahabshiil oo Mootooyin ay ku socdaan u qeybisay curyaamiin Soomaaliyed oo Muqdisho ku sugan‏ +Sawiro. 26 Aug 2013 | 09:11 pm

Muqdisho- (SLF)-  Shirkadda Xawaalada Dahabshiil oo Mootooyin ay ku socdaan u qeybisay curyaamiin Soomaaliyed oo Muqdisho ku sugan Shirkadda xawaalada iyo Bankiga Dahabshiil ayaa maanta koox curyaamii...

Somaliland commends Ethiopia’s role to bring peace in the Horn 26 Aug 2013 | 02:13 am

Addis Ababa, August 22/2013 (WIC) – Somaliland has praised Ethiopia’s tremendous effort to bring lasting peace in Africa in general and the Horn in particular. In an exclusive interview with WIC, the...

“Haddii MSF baxday Dawladdii Somaliland way joogtaa, Loomana Dhimanayo” 26 Aug 2013 | 01:44 am

“Cisbitaalka Burco MSF horteedna Wuu Jiray, Waligiina Wuu Jiri doonaa” Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inaanu cisbitaalka Burco u xidhmi do...

Xildhibaan Mubaarik Yusuf ( Bidhi) oo waraysi xiiso badan oo uu kaga waramayo gobolkii laga soo doortay ee Tog-dheer siiyey telefishanka Qaranka ee so... 25 Aug 2013 | 09:58 pm

(SLF)-  Xildhibaan Mubaarik Yusuf ( Bidhi) oo waraysi xiiso badan oo uu kaga waramayo gobolkii laga soo doortay ee Tog-dheer siiyey telefishanka Qaranka ee somaliland + Video. Somalilandfuture Online...

Daawo sawiro: Khudbadda Madaxweynaha JSL ee Wax-ka-qababashada Xaaladda HIV/AIDs-ka ee dalka. 25 Aug 2013 | 04:25 pm

Hargaysa- (SLF)- Ugu horrayn, sidaan dhammaanteen ka wada warqabno waxaa jira xanuunno badan oo ku soo korodhay adduunka, kuwaasoo dhibaato caafimaad darro oo baahsan ku haya bulshooyinka caalamka ee ...

Recently parsed news:

Recent searches: