Waaheen - waaheen.com - Waaheen Media Group

Latest News:

Laacibka Gonzalo Huguain oo Cisbitaalka loola cararay, maxaase helay? 27 Aug 2013 | 01:45 pm

W.Wararka: Ciyaar yahankii cusbaa ee Kooxda Kubada cagta Napoli Gonzalo Higuain ayaa si lama filaan ah u soo gaadhay dhaawac halis ah oo loola carray Isbitaal, ka dib markii uu ku dhacay meel ka tirsa...

Liverpool oo wali baadi Goob ugu jirta Ciyaar yahano, xili ay warar lagu farxo ka helayaan xaalada Luis Suarez 27 Aug 2013 | 01:41 pm

W.Wararka: Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa doonaya inuu heshiis amaah ah kula soo wareego Laacibka Awooda badan ee ka ciyaara garabka weerarka kooxda Chelsea ee Victor Moses. Macalink...

Dhaawaca Lionel Messi oo Su’aal ka taagan tahay & Cabsida laga qabo oo sii kordhaysa, iyadoo Barca lagu yaqaano inay ka jajaban tahay Messi la’aantiis... 27 Aug 2013 | 01:28 pm

W.Wararka: Xidiga Kubad Cagta Aduunka & Kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa wali la dalaa dhacaya dhaawacii ka soo gaadhay kulankii kuwaad ee Super Cup-ka dalka Spain ay isaga hor yimadeen kooxda Atlet...

TALO IYO TUSMO 27 Aug 2013 | 01:24 pm

KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND OG: WASAARADDA WARFAFIINTA IYO DHAQAANKA Wasiirku wax uu idiinkula hadlay si asturan iyo si niyadsami ku jirto, dalka Marayakank...

Somaliland oo Digniin u dirtay Puntland ka dib soo galitaankii Taleex. 27 Aug 2013 | 11:19 am

dirtay Waa Xad-gudub qayrul sharci ah talaabada Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ku joogto Taleex Taleex(Waaheen) Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland C/samad Cali Shire ...

Burco: 76 Qof oo isku Diwaangaliyey ka Qaybgalka Shirkad Kaluumaysi 26 Aug 2013 | 11:27 pm

Hargeysa(Waaheen) Shirkad ka shaqayn Doonta ka ganacsiga kalluunka oo magaceedu yahay Pontus Marine ayaa Caawa Kulan Balaadhan ku qabtay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer gaar ahaana Hotel B...

Ranjiile isagoo shaqadiisa ku jira helay $ 20 kun oo dollarka Maraykanka ah 26 Aug 2013 | 10:21 pm

Akhristow bal is weydii waxa aad sameyn lahayd hadii aad darbi aad ka shaqayneysay kaaga soo dhici lahayd $ 20,000 isla markaan cid ku arkaysa ama kaa warqabtaa ayna jirin gurigana uu yahay guri aan i...

Australia oo u Diiday Inay Siiso Visa ay Dalka Kusoo Gasho Haweenay uu Qabo Nin Dalkooda u Dhashay 26 Aug 2013 | 10:15 pm

Dawladda Australia ayaa u diiday inay Visa siisay marwadiisa oo ajaanib ah nin dalkaas u dhashay oo hore laba xaas oo ajaanib ah dalka soo galiyay. Ninkan oo magiciisa la yidhaahdo Rex Peterson, waa ...

Ma ogtahay!! 26 Aug 2013 | 10:12 pm

1-. In shinnidu maalintii ay dhali karto 800 illaa 1500 oo beed. 2. In shinnida boqortooyo kastaa ka kooban tahay 30,000 illaa 40,000 oo shinni ah. 3. Ma og tahay in caaggu uu jiri karo 500 oo sanno...

“Dhalandhoolka dhalaanka dhib weyn baan ku Qabaa” Qalinkii Samataliye Cabdisitaar Dubad 26 Aug 2013 | 10:08 pm

“Dhadhamada dhalaankani dhul-shisheeye loo dhigay dhulgariir ka Daraneee dhalintii dhulkaygaay dheef miyaad u aragteen dhalanteedka Yurubee afrikaan dhiciisiyo Magafiyo dhibtiisii Saxarii dhun...

Related Keywords:

waaheen, haatuf, wargeyska waaheen, miidaamo, cabdi mahamuud, radio waheen, 212 h waiver n-400 application, radion waheen, rober mardokh, waheen news

Recently parsed news:

Recent searches: