Halbeegnews - halbeegnews.net

General Information:

Latest News:

Afhayeenka Madaxtooyada Oo Eedo Ay Mucaaridka Xukuumadda U Jeediyeen Kaga Jawaabay Shirjaraa’id Oo Uu Shaqaalihiisa U Qabtey, Kagana Qabteen Codka Iyo... 27 Aug 2013 | 09:44 pm

“Kuwa Aan Ummadda Karaamayn Ee Aan Ummadda U Tudhin Cayda Xirsi Iyo Xantiisa Ayaa Risiq U Noqotay, Kuwii Ummadda Wixii Lagu Hayay Ka Dhiidhiyay Ayuu Faysal Ku Markhaati Furi Jiray, Si Loo Dilo”Mr Dhux...

War Deg-Deg Ah: Ciidamadda RRU-da Iyo Maleeshiyo Beeleed Hubaysan Oo Ku Sugan Degmada Warabeeyee Oo Iska Hor Imaad Goor Dhawayd Ku Dhex Maray Agaasi K... 27 Aug 2013 | 05:02 pm

Salaasa 27 August 2013 Burco (Halbeegnews)– iska horimaadmaanta ku dhex maray Degaanka Wara-beye Ee G/Togdheer koox maleeshiyaad beeleed ah oo hubaysan iyo ciidamadda ammaanka Somaliland  ayaa waxa ku...

Dhegayso Weraysiga Gudd. UCID Faysal Cali Waraabe Madaxweynahii Aynu Dooranay Dalka Kama Taliyo, Anigu Wuu Cago Laayahay Odhan Maayo Waa Ka Aasaska Iy... 27 Aug 2013 | 07:38 am

Salaasa 27 August 2013 Hargeysa (Halbeegnews)– Idaacadda Raas Media ayaa weraysi la yeelatay guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, weraysigaasi oo Faysal Cali Waraabe kaga hadlay arrimo ...

Daawo Sawirada: Hambalyo Hambalyo: Agaasimaha Telefishanka Caalamiga Horn Cable TV Ee Qaaradda Yurub Iyo Australia Siciid Cabdi Sulaymaan Iyo Marwadii... 27 Aug 2013 | 07:14 am

London (Halbeegnews)– Waxaa shallay  Isniin 26 August 2013  ka dhacay munaasabad qurux badan oo agaasimaha guud ee telefishanka HCTV Qaaradda Yurub iyo Australia Dr. Siciid Cabdi Sulaymaan meherkiisu ...

Daawo Video Muuqaal/Akhriso Qormada: Hawraarta Halbeegnews: Bulshada Reer Somalilandeey Ileen Wiilka Ay Inantiina Ku Keenta Waa Ayaanka “Cabdilaahi Ca... 27 Aug 2013 | 05:09 am

Salaasa 27 August 2013 Hargeysa (Halbeegnews)– Soomaalida waxay ku maahmaahda “Ballaayo Ama Tuur Lahaatay ama Lug La’atay”  Hadalkii shallay ka soo burqaday afka wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Daahir...

“DOQONAY DABKAA BE’ Wow Ma Waabeeyaa Xirsi Soo Adeegsaday; Nin Walaalki Doorsaday Ilaah Derajadeyn Waa, Kursiga Dhiiga Iyo Xinjiraha Leh Ee Uu Ku Fadh... 27 Aug 2013 | 12:42 am

“Cabdicasiis Iyo Muse Ma Adigaa Wanaagooda Jecel Shiqi Yahow, KULMIYE Waxad Ugu Jirtaa Calooshaa Ku Hogaaminaysa Iyo Mashruuca Xirsi Ee Kola Hargeysa Sacad Muse Kula Faqa Ah Kol Na Burco Habar Yoonis ...

Wasiir Warancade Oo Ku Hanjabay Inay Talaabo Milatari Kaga Jawaabi Doonaan Socdaalka Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Ku Jooga Degmadda Taleex 26 Aug 2013 | 10:55 pm

“Waxaanu Imika Heegan Galinay Ciidamadayadii, Wixii Halkaas Ka Yimaadana Waxa Masuul Ka Ah Ninkaas Ku Soo Xadgudbay Xuduuda S/land”Warancade Hargeysa, August 26, 2013 (Halbeegnews) – Wasiirka Daakhil...

Golaha Wakiiladda S/Land Oo Yeeshay Kal-Fadhi Albaabadu U Xidhan Yahay Iyo Guux Ka Dhex-Bilaabmay Oo Lala Xidhiidhiyo Arrimo Xasaasi Ah 26 Aug 2013 | 10:02 pm

Hargeysa, August 26, 2013 (Halbeegnews) Golaha Wakiiladda Somaliland oo maalintii labaad iskugu yimid Kal-fadhi albaabadu u xidhan yihiin ayaa yeeshay shirar laga mabnuucay Warbaahinta, kuwaas oo aan ...

Cukuse Halka Uu Wasiirka Warfaafinta Uga Magacaabay Siilaanyo Waxaa Kaga Haboonna Yuusuf Garad+Shirqooladiisi Oo Fashilmay; Qalinkii; C/casiis Bashiir... 26 Aug 2013 | 10:00 pm

Dhaqamada laga bartay siyaasiga ayaa ku tisaayaa maalinba daanta u leeyaahay in ku jeeheeyo dadka,waxaanu marbaa dhiinac u jeediya bulshada isaago ka duulayaa daanahiisa  gaarka ah .waxaana jirtaa maa...

Wasiirka Warshadaha Oo Shaaca ka qaaday Inay Xukuumadu Joojisay Ruqsadaha Warshadaha Isku Nooca Ah Oo Ay Hore U Bixin Jirtey 26 Aug 2013 | 09:36 pm

Hargeysa, August 26, 2013 (Halbeegnews) – Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Abiid Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad) ayaa sheegay inay xukuumaddu wax ka qaban doonto caqabadaha ku gadaaman warshayd...

Recently parsed news:

Recent searches: