Somalimemo - somalimemo.net

General Information:

Latest News:

Maqaal “Dammiinnimada Qaarkeed Waa Lagu Dulloobaaye!” Suldaan Maxamed Garyare. 27 Aug 2013 | 10:03 am

Allaah baa mahad leh. Ammaan iyo nabadgelyo Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato! Annaga oo dhowr qof ah meel qaxwe ahna fadhiyaa ayaa nin oday ah oo da’ahaan 70 ka weyn nala soo fariistay. Raggayaga qaxwa...

Sheekh Cali Dheere “Xaaladda Dalka Soomaaliya,Sanad Kadib Doorashadii Xasan Sheekh,iyo Howlgalada Mujaahidiinta” Wareysi Q.1-aad 26 Aug 2013 | 10:16 pm

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka warbixisay xaaladda guud ee uu marayo dalka Soomaaliya oo duullaan gardarra ah ay kusoo qaadeen dowlado shisheeye Afrikaan ah oo taageero dhaqaale iyo mid Millet...

Mas'uuliyiin Katirsan Maamulka Somaalida Itoobiya Oo Lagu Dilay Duleedka Degmada Mustaxiil. 26 Aug 2013 | 09:38 pm

Xoogag hubeysan ayaa weerar khasaara dhaliyay ku qaaday deegaanka dhaca dhulka Soomaligalbeed oo ay gumeysato dowladda Itoobiya. Wararka ka imaanaya deegaanka Sabad Xume oo hoos tagta degmada Mustaxi...

DHAGAYSO: Warbixin Ka Hadlaysa Hadafka Itoobiya Ka Leedahay Soomaaliya!. 26 Aug 2013 | 09:13 pm

Dowladda Itoobiya oo aanan waligeedba ka faaruqin fara galinta dalkeena ayaa dhawaan u yeertay Axmad madoobe iyo Xassan Sheekh si ay u dhex dhigto heshiis wafaqaya danta Itoobiya. Si aan wax badan ug...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF-ka Oo Shacabka Muqdisho Ku Eedeysay in Ay Lashaqeeyaan Al Shabaab. 26 Aug 2013 | 08:03 pm

Dowladda DF-ka ayaa shacabka magaalada Muqdisho ku eedaysay in ay la shaqeeyaan xarakada shabaabul Mujaahidiin ayna ka gaabiyeen gacansiinta ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM si ammaanka magaalada loo...

Ku Dhawaad 10 Askari Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Boosaaso. 26 Aug 2013 | 07:27 pm

Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay uu ka dhacay deegaanka Sugurre ee duleedka magaalada Boosaaso xarunta Bari. Qaraxa ayaa lala eegtay goob saldhig ciidan...

Dhammaan Jamaacaadka Islaamiga Suuriya Oo Ku Dhawaqay Weerar Aargoosi Ka Dhan Ah Bishaar Al-Asad. 26 Aug 2013 | 06:56 pm

Intabadan jamaacaadka islaamiga ah ee ka jihaada wadanka Suuriya ayaa ku dhawaaqay in ay duulaan mideysan oo aargoosi ah ku qaadayaan magaalooyin iyo tuulooyinka ay degaan dadka Calawiyiinta Nuseriyad...

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Si Nabadgelyo ah kula wareegay Deegaanka Qorac-Joome. 26 Aug 2013 | 10:10 am

Wararka nagasoo gaaray deegaanka Qorac Joome ee dhaca xadbeenaadka ay wadaagaan gobolka Bakool iyo dhulka Somaligalbeed ee Itoobiya gumeysato ayaa sheegaya in mujaahidiintu halkaasi la wareegeen. War...

Dhageyso:Dowro Loosoo Gabagabeeyay Garsoorayaasha Mudug iyo Galguduud iyo Mas'uuliyiin Ka Hadlay. 25 Aug 2013 | 09:37 pm

Magaalada Ceelbuur ee xarunta wilaayada Islaamiga Galguduud waxaa lagusoo gaba gabeeyay Dowro loo qabtay dhammaan garsoorayaasha ka howlgala degmooyinka gobolada Galguduud iyo Mudug. Dowradan oo  soc...

Khasaara Ka Dhashay Shil Diyuuradeed Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Guriceel. 25 Aug 2013 | 09:02 pm

Faah Faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaya shil diyuuradeed oo maanta ka dhacay garoonka diyuuradaha macmalka degmada Guriceel ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya. Maanta duhurkii ayay garoo...

Recently parsed news:

Recent searches: